Kooxda kafaalo fc

Kooxda kafaalo fc Ku soo dhawoow

Page ka Fc. KaFaaLo Jet

Kooxda Heerka 2aad ee magaaLada berbera

01/Apr/2022☺️🥰

SAWIRO 📸: Tababarki aan ku qaadanay garoonka bursade stadium Stadium ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee berbe...
04/12/2024

SAWIRO 📸: Tababarki aan ku qaadanay garoonka bursade stadium Stadium ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee berbera league division two 2024/2025 🙌🎽🏟✅️🏃‍♀️

Kafaalo Sports Club 💪🟠

Kooxda ayaa dhamays tirtay tiro ciyaartoy ah oo ay kuso xoojisay safkeeda xili ciyaaredka 2024-2025    Kusoo dhawada fam...
03/10/2024

Kooxda ayaa dhamays tirtay tiro ciyaartoy ah oo ay kuso xoojisay safkeeda xili ciyaaredka 2024-2025

Kusoo dhawada family kafaalo jet💛

Tababarki ugu horeeyay ee xili-ciyaaredka cusub ee 2024 2025📌 Bursade stadium center
25/09/2024

Tababarki ugu horeeyay ee xili-ciyaaredka cusub ee 2024 2025
📌 Bursade stadium center

Fariin mahad naq Dhaman maamulka iyo ciyartoydu waxay ku diriyan mahad naq baladhan Yahye Jama Ali  Mahad naqaaso ah sha...
16/07/2024

Fariin mahad naq

Dhaman maamulka iyo ciyartoydu waxay ku diriyan mahad naq baladhan Yahye Jama Ali
Mahad naqaaso ah shaqadi daacada u ahayd ee aad kooxda usoo haysay mudo gaadhay 4 ilaa 5 sano hadana waxay gaadhay wakhtigi aad matali lahayd koox kle
Wakhtigi faraha badna ee ad usoo hurtay kooxda aad ayay kaga mahad naqaysa kooxdu
Waxad naqon doonta mid Mar walba ku xusan taarikhda kooxda iyo heerarki kala duwana ee aad lasoo martay kamana bixi maysid quluubta kafaaalo jet
Dhamanteen waxan ku rajeenina kooxda cusub inad la samayso guulo taarikhiya kana soo muqatid kooxdada

Wax qabadki ciyartoyga sanadki 2020 2021

Ku gulaysigi horyaalka heerka sadexad
Daafici ugu fiicna horyaalki
Daafici ugu fiicna xili ciyaaredka kooxda

Wax qabadki ciyartoyga 2022 2023

Kaalinta labad ee horyaalka herka labad
14 kulan aan laga badin
6 kulan oo an wax goal ah laga dhalin
Daafici ugu ficna xili ciyaaredkan kooxda.

Nasiib wacan ayanu dhamanteen ku leenahay

04/06/2024

Full time

Kafaalo jet 2 vs Rssa 1

Labada goal

Mataan Hussein ⚽️
Caano ⚽️

KULANKA MAANTA    FRIENDLY MATCH Kooxda kafaalo fc Vs RSSAGaroon Abdalle stadium Wakhtiga 4:30
04/06/2024

KULANKA MAANTA

FRIENDLY MATCH

Kooxda kafaalo fc Vs RSSA
Garoon Abdalle stadium
Wakhtiga 4:30

Happy international football day ⚽️❤️25_may_2024
25/05/2024

Happy international football day
⚽️❤️
25_may_2024

Friendly match daYKafaalo vs empire booramaStadium apdalle Time 4 00
30/04/2024

Friendly match daY

Kafaalo vs empire boorama
Stadium apdalle
Time 4 00

Kusoo dhawada xoog waynta kafaalo jet Sakariye kayseCaano Husein mataanWacays mohameth
29/04/2024

Kusoo dhawada xoog waynta kafaalo jet

Sakariye kayse
Caano
Husein mataan
Wacays mohameth

Come back training ⚽️🥅Pictures training 📸
28/04/2024

Come back training ⚽️🥅
Pictures training 📸

Players Ramadan Cup ⚽️MowLeid MoHamut HirsiAbdijibar TajirSend SuhaypAamiin Xiddiroxareed 54Sadiiq Kabaxmanka
04/04/2024

Players Ramadan Cup ⚽️
MowLeid MoHamut Hirsi
Abdijibar Tajir
Send Suhayp
Aamiin Xiddiro
xareed 54
Sadiiq Kabaxmanka

Address

Berbera

Telephone

+252633955513

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kooxda kafaalo fc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kooxda kafaalo fc:

Share

Category