EX carshaan hadaaftimo sanaag

EX carshaan hadaaftimo sanaag Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from EX carshaan hadaaftimo sanaag, Sports Team, Near Mansoor, Berbera.

 ⚽️ 👏
18/08/2026

⚽️

👏

06/08/2026

🙏

EX carshaan hadaaftimo sanaag ❤️

M star Media si gaar ah baanu kuugu mahdcelinyna wakhti walba sida wanaagsan aad noogu hagar baxdo marwalba shukran ayaa...
05/08/2026

M star Media si gaar ah baanu kuugu mahdcelinyna wakhti walba sida wanaagsan aad noogu hagar baxdo marwalba shukran ayaan ku leenhy.🙏🫡
sido kle
mhdsanid ayn ku leenhy sidaad noogu qurxisay
soo dhawynti kooxda iyo kahor🙏🫡

Picture of the year 😯Tomorrow Future 🫡 🔥
05/08/2026

Picture of the year 😯

Tomorrow Future 🫡

🔥

04/08/2026

WARBIXIN KOOBAN OO KU SAABSAN SAFARKI KOOXDA EX CARSHAAN D.HADAAFTIMO Ee KU SOO IDLAADAY GUUSHA TAARIIKHDA GASHAY 👋

Alx marka koowad Alle ayaan ugu shukri naqayna safarkayagi si nabdoon noogu soo idleeyay noona suurtagelyay hamigayagiih sidii aan udoonaynay iyo si ka waangsanba noogu so dhameeyay alx❤️.

Marka xigta Kooxdu waxay qaaday safar dheer oo xusuus iyo taariikh ku reebi doona bahda kubadda cagta Ee maamul goboleedyada daLka sida buntland, waqooyi bari iyo galmudug. Safarkan oo ujeeddadiisu ahayd dalbarasho, is-dhexgal iyo ciyaaro saaxiibtinimo, ayaa kooxdu ku gaadhay gobollo kala duwan oo dalka Somaliland ah, sidoo kalena waxay kooxdu booqadatay Dawlad Deegaanka Soomaalida, gaar ahaan caasimda runti Ma ahayn safar sahlan. Kooxdu waxay martay masaafo aad u dheer, waddooyin kala duwan, cimilooyin is beddelaya iyo deegaanno kala geddisan dhinaca jawiga iyo amniga iyo noloshaba. Waxan soo marnay kulayl iyo qabow, habeenno badan oo safar ah, daal iyo caqabado kala duwan, balse , iyo waxay naga dhigeen inaanu gaadhno himiladi anago niyad adag leh🫡.
Safarkan wuxuu ka weynaa ciyaar kubadeed oo keliya. Wuxuu ahaa socdaal , iyo isbarasho u horseeday ciyaartoyda, isagoo xoojiyey walaaltinimada, anshaxa, is-ixtiraamka iyo jacaylka ay u qabaan ciyaaraha. Meel kasta oo aan tagnana waxan si sharaf leh u matalnay guud ahan gobolka sanaag weliba gaar ahaan iyo weliba mgaca wayn Ee .❤️

Kooxdu waxay muujisay in guushu aysan ku koobnayn oo keliya natiijada garoonka, balse ay ku jirto geesinimada safarka, dulqaadka dhibaatooyinka, ixtiraamka dadka iyo metelaadda magaca deegaankaaga.
Ugu dambayn, safarka kooxda EX carshaan hadaaftimo sanaag wuxuu noqonayaa muhiim ah oo lagu xasuusan doono taariikhda kooxda. Waa tusaale muujinaya in dhalinyaro himilo leh, marka ay mideysan yihiin, ay ka gudbi karaan caqabado badan isla markaana gaadhi karaan meel kasta oo ay hiigsadaan.

– Safar dheer, samir badan, himilo weyn iyo magac si sharaf leh loo metelay.🔥🙏

Ugu dambeen wxan u mahadcelinaynaa cidkasta oo qayb ka aheed safarka kooxda iyo weliba soo dhawynti diiraneed Ee kooxda loo sameeyay maanta. shukran ayan idiin lenhy anagoon idin kala qaad qaadeen 🫡🙏

02/08/2026

BataLaale berbera beach🏖

EX carshaan hadaaftimo sanaag ❤️

Alle caafimaad taam ah haidin siiyo Dhalinyro Aamin aamin🤲  Oo galy qaliin jilibka ah ama se muruqa loo yaqan   Alle wxn...
30/07/2026

Alle caafimaad taam ah haidin siiyo
Dhalinyro Aamin aamin🤲


Oo galy qaliin jilibka ah ama se muruqa
loo yaqan Alle wxnu idin waydin
Caafimd buuxa aamin ammin 🤲

Friendly mutch🔥  Vs   🏟GuuL I.a 💪⚽️EX carshaan hadaaftimo sanaag ❤️
29/07/2026

Friendly mutch🔥

Vs

🏟

GuuL I.a 💪⚽️

EX carshaan hadaaftimo sanaag ❤️

  kulanki Jigjiga stadium🏟🔥 🏟🔒EX carshaan hadaaftimo sanaag ❤️
28/07/2026

kulanki Jigjiga stadium🏟🔥

🏟🔒

EX carshaan hadaaftimo sanaag ❤️

pictures kulanki wajaaaLe🏟🔥👏
27/07/2026

pictures kulanki wajaaaLe🏟🔥👏

Address

Near Mansoor
Berbera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when EX carshaan hadaaftimo sanaag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category