Shiekh production sports

Shiekh production sports sports

HambalyoKooxda wasaarada horumarinta caafimaadka ayaa ku guuleysatay horyaalkii degmada sheikh.WHC 2:0 w.biyaha
30/08/2024

Hambalyo
Kooxda wasaarada horumarinta caafimaadka ayaa ku guuleysatay horyaalkii degmada sheikh.

WHC 2:0 w.biyaha

Kala saraynta Horyaalka Degmada sheikh oo meel xasaasiya maraya Week 4
30/08/2024

Kala saraynta Horyaalka Degmada sheikh oo meel xasaasiya maraya

Week 4

Deg deg: Ciyaartii final-ka Horyaalka Horyaalada Somaliland oo qabsoomi lahayd mant oo jimce ah waa uu baaqday waxaanu d...
27/01/2023

Deg deg:

Ciyaartii final-ka Horyaalka Horyaalada Somaliland oo qabsoomi lahayd mant oo jimce ah waa uu baaqday waxaanu dhacayaa malinta Bari hadii Alle idmo
Oo sabti ah
Kick off 3:00 galabnimo
Sheikh production sports

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Degmada Sheikh Mohamed C/Qaadir Mohamed Ayaa Maanta Soo Gabgabeeyay  Tartaan is Bara...
23/12/2022

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Degmada Sheikh Mohamed C/Qaadir Mohamed Ayaa Maanta Soo Gabgabeeyay Tartaan is Barasho ee heerka 2aad Degmada Sheekh kaas oo ay ku guuleysatay kooxda ku ciyaaraysay magaca HorSeed Degmada Sheikh

"Koobka waxaa lala doonayaa koox kale" kooxda Gaashaan oo qaadacday ciyaar ka tirsan horyaalka caasimadda Hargeisa.
06/12/2022

"Koobka waxaa lala doonayaa koox kale" kooxda Gaashaan oo qaadacday ciyaar ka tirsan horyaalka caasimadda Hargeisa.

Hambalyo HambalyoLabada masuul ee loo soo magacaabey xidhiidhka kolayga iyo xidhiidhka ciyaaraha fudud.Mudane :Maxamed M...
25/11/2022

Hambalyo Hambalyo
Labada masuul ee loo soo magacaabey xidhiidhka kolayga iyo xidhiidhka ciyaaraha fudud.
Mudane :Maxamed Maxamuud Gahayr
Iyo
Mudane: Ridwaan Maxamed Cabdilaahi Qayre.
Ilaahay masuuliyada aad qaadeen ha idiin fududeeyo.

Gudoomiyaha Xidhiidhka kubadda cagta Degmada Sheikh waxa uu ogaysiinayaa dhamaan maamulka iyo macalimiinta Kooxaha Bda e...
21/11/2022

Gudoomiyaha Xidhiidhka kubadda cagta Degmada Sheikh waxa uu ogaysiinayaa dhamaan maamulka iyo macalimiinta Kooxaha Bda ee heerka labaad in maalinta Khamista ah taariikhduna tahay 24/11/2022 ay tahay maalinta u dambaysa ee diiwaan-galinta ciyaartoyga ka qayb gali doona tartanka Kooxaha Bda Ee Degmada Sheikh

Hadaba fadlan maamulka Kooxaha 0Bda ah ciyaartoydooda hakeenaan xafiiska Xidhiidhka si loodiiwaan galiyo.

Xaflada Furitaanka koobka adduunka.
20/11/2022

Xaflada Furitaanka koobka adduunka.

Winner Kooxda Degamda Ee ISTVS
17/11/2022

Winner Kooxda Degamda Ee ISTVS

Isuduwaha dhalinyarada iyo ciyaaraha degmada sheikh Cabdiraxmaan caydiid maxamed ayaa galabta garoonka kubada cagta ee s...
04/11/2022

Isuduwaha dhalinyarada iyo ciyaaraha degmada sheikh
Cabdiraxmaan caydiid maxamed ayaa galabta garoonka kubada cagta ee schoolka salwa sabaah secondry school ka furay tartankii schoolka ee kubada cagta
Koobkaas oo ay iska kaashadeen maal galintiisa ganacsade cali xaashi iyo isduwaha dhalinyarada iyo ciyaaraha iyo maalmulka schoolka salwa sabaah.
Halka ganacsade cali xaashi uu maanta ku wareejiya schoolka agabkii koobkas oo dhamaystiran.
Shiekh production sports

03/11/2022

Address

Shiekh
Berbera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shiekh production sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shiekh production sports:

Share

Category