Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil

Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil this new page

19/03/2024
14/02/2023
Waxa saaka kormeer shaqo inoogu yimi Agaasimaha Guud ee wasaraada dhalinyarada iyo ciyaaraha JSL sidoo kale soo indha in...
14/02/2023

Waxa saaka kormeer shaqo inoogu yimi Agaasimaha Guud ee wasaraada dhalinyarada iyo ciyaaraha JSL sidoo kale soo indha indheeyay dhismaha Garoonkii cusbaa ee Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil sidoo kale waxa ku wahelinaaya Gudoomiyaha xidhiidhka kubada kollayga Gobolka Saaxil iyo isuduwaha dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolka saaxil iyo gudiyaha xidhiidhka ciyaaraha fudud

Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil waxa uu hanbalyo tahniyad Aroos u dirayaa ciyaartoy zakariye Josh oo faraanti g...
27/01/2023

Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil waxa uu hanbalyo tahniyad Aroos u dirayaa ciyaartoy zakariye Josh oo faraanti galis kiisu ka dhacay magaalada berbera habeenkii xalay

Kulanka caawa iyo reer Berbera insha Allah Guuuul
11/01/2023

Kulanka caawa iyo reer Berbera insha Allah Guuuul

Alle ha u barakeeyo shirkada kafaala jet halkay ka soo saartayna misaanka xasanaadka alle ha ugu badalo
10/01/2023

Alle ha u barakeeyo shirkada kafaala jet halkay ka soo saartayna misaanka xasanaadka alle ha ugu badalo

Jedwalka Sime final ka horiyaalka horiyaalada kubada kollayga somaliland
08/01/2023

Jedwalka Sime final ka horiyaalka horiyaalada kubada kollayga somaliland

07/01/2023

Gudoomiyaha Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil oo dhaloolo u jeediyay maamulka Haamaha kayadka shidaalka Berbera baaqna u diray moyar c/Shakuur cidin

Waxa caawa si toosa isaga xaadirisay sime final ka Kooba horiyaalka horiyaalada JSL kooxda ku ciyaaraysa B.O.T ee magaal...
06/01/2023

Waxa caawa si toosa isaga xaadirisay sime final ka Kooba horiyaalka horiyaalada JSL kooxda ku ciyaaraysa B.O.T ee magaalada Berbera oo ka badisay B.O.T 47 dhibcood GOODIR BOORAMA 41 dhibcood

Waxaan caawa guul u rajaynayaa kooxda B.O.T ee kubada kollayga gobolka saaxil oo ciyaaraysa ciyaartii u danbaysay ee Gro...
06/01/2023

Waxaan caawa guul u rajaynayaa kooxda B.O.T ee kubada kollayga gobolka saaxil oo ciyaaraysa ciyaartii u danbaysay ee Group stage ka Una gudbi doonta sime finalka champion ka kubada kollayga JSL INSHA ALLAH GUUL WAARTA DHAMAANTIIN

Ciyaarta Caawa ee Tartanka Horyaalka Horyaalada Kubbada Kolleyga ee Somaliland. 🏆🏆🥇🥇🏀🏀2/1/2023 IsniinKa soo qayb gal wan...
02/01/2023

Ciyaarta Caawa ee Tartanka Horyaalka Horyaalada Kubbada Kolleyga ee Somaliland. 🏆🏆🥇🥇🏀🏀
2/1/2023 Isniin

Ka soo qayb gal wanaagsan. 🏆

Xidhidhka Kubadda Kollayga JSL waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan umadda musliminta ah, gaar ahan ciyaartoyda kubadda k...
31/12/2022

Xidhidhka Kubadda Kollayga JSL waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan umadda musliminta ah, gaar ahan ciyaartoyda kubadda kollayga jsl curashada sanadka cusub ee 2023

Address

Berbera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidhiidhka kubada kolayga Gobolka Saaxil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share