Ururka Kubada Cagta Degmada Beledweyne

Ururka Kubada Cagta Degmada Beledweyne Ururka Kubada Xagta Degmada Beledweyne

Gudoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda Gobolka Hiiraan Hassan Ibrahim Abdulle  Ibraahim oo maanta wareejiyay Ag...
10/12/2025

Gudoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo maaliyadda Gobolka Hiiraan Hassan Ibrahim Abdulle Ibraahim oo maanta wareejiyay Agab Sports oo loogu talagalay tartan Kubbadda cagta oo dhawaan la qaban doono.

Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya oo qalab Sports ku wareejiyay Qaar-kamid ah akadhimiyaasha gobalka  hiiran Somali Foo...
09/12/2025

Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya oo qalab Sports ku wareejiyay Qaar-kamid ah akadhimiyaasha gobalka hiiran Somali Football Federation 1951 mamulka sports hirshabele midka gobalka hiiran shaqo wangsan ba u haysan dhalan yarda gobalka hiiran ama dagmda Baledwyne gudomiyha xarirka kubada cagta somalyed ahna aabahi sports Alii shiine iyo.walaasheey.fahmo.kuulle.sports hormarleh

Ciyaar xamaasad laheed oo udhaxeysi howl wadaag iyo xaawa tako oo ay taaba gelineysi city sports  House waxaana koobka k...
09/12/2025

Ciyaar xamaasad laheed oo udhaxeysi howl wadaag iyo xaawa tako oo ay taaba gelineysi city sports House waxaana koobka ku guuleysti xaataako

Kooxda xawa taaka ku guleysty kobki  lo qabatay  afarta xafada dagmada Baledwyne.habalyo..xaawa.taako
27/10/2025

Kooxda xawa taaka ku guleysty kobki lo qabatay afarta xafada dagmada Baledwyne.habalyo..xaawa.taako

Ciyaarti u dhexeeysay 2da xaafad  buundo.weyn fc kooshin waxaa nasiib u yeeshay xaafada buundo.weyn in eey usoo gudbeen ...
20/10/2025

Ciyaarti u dhexeeysay 2da xaafad buundo.weyn fc kooshin waxaa nasiib u yeeshay xaafada buundo.weyn in eey usoo gudbeen fiinaal

Waxa galabta ka furmay tartan logu tala galay isdhaxgal bulshada   key key stadium xafada holwadag tartan ka waxa  dah f...
19/10/2025

Waxa galabta ka furmay tartan logu tala galay isdhaxgal bulshada key key stadium xafada holwadag tartan ka waxa dah furay gudomiya dagmada Baledwyne Omar Alasow waxana taba galiyay isla gudomiya dagmada Baledwyne mudna Alasow tartanka waxa logu tala galay isdhaxgal bulshada iyo hor marinta dagmada Baledwyne waxa lo qabatay afarta xafad dagmda Baledwyne waxa ciyarta galabta lagu dag furay xafada holwadag iyo xafada xawa taaka waxa ciyarta guusha ku racday xafad xawa taaka sports hor Mar lahe

Waxa manta ino furmaa tartanki logu magac daray isdhaxgal bulshada ee afarta xafada dagmada Baledwyne  tartanka  waxa ta...
19/10/2025

Waxa manta ino furmaa tartanki logu magac daray isdhaxgal bulshada ee afarta xafada dagmada Baledwyne tartanka waxa taba galina gudomiya dagmada Baledwyne Omar Alasow asigo ka shaqayana hormarka iyo isdhaxgal bulshada mahdsanid gudomiya waxa galabta wada ciyari dono holwadag iyo xawa taaka kulan ka furitanka

gudoomiye Cumar cismaa calasoow oo maanta agab sport's nagu wareejiyay gudoomiye shaqa fiican ayaat u heeysaa dhalin yar...
16/10/2025

gudoomiye Cumar cismaa calasoow oo maanta agab sport's nagu wareejiyay gudoomiye shaqa fiican ayaat u heeysaa dhalin yarada dagmada b/weyne guuleeyso hor mar wacan

Hadaa nahay bahda sportska  dagmada  Baledwyne  waxa murugda la qayeb sanayna halki ka baxay wllken garsore qiimo bdan l...
17/09/2025

Hadaa nahay bahda sportska dagmada Baledwyne waxa murugda la qayeb sanayna halki ka baxay wllken garsore qiimo bdan laha cali garana waxu ka kadhintay dhaman somali dhan qasatan hiraa ama dagmada Baledwyne
Iyo famalkiii qarabadi ka baxay
Allah u naxariisto Garsoore Ali Gaarane oo u geeriyooday dhaawac shalay soo gaaray.
Wuxuu ahaa halyey bulshada u taagnaa, qurxinta kubadda cagta magaalada Baladweyne ku dadaalayay, isla markaana dhiirrigelin joogto ah siin jiray dhallinyarada kubadda cagta degmada.

Waa garsoore muddo dheer si mutadawacnimo ah (bilaa lacag) ugu shaqayn jiray, isagoo ka mid ahaa bahda ciyaaraha degmada Baladweyne.

Waxaan Allah uga baryeynaa inuu janadiisa Fardowsa ku abaalmariyo, qoyska, ehelka, iyo asxaabtiisana samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo.
😢🤲

Bahda Sports-ka Degmada Beledweyne ayaa kulan sagootin ah u sameeyay Ciyaaryahan h**e Deeq Ahmed Deeq Darajo oo kamid ah...
12/09/2025

Bahda Sports-ka Degmada Beledweyne ayaa kulan sagootin ah u sameeyay Ciyaaryahan h**e Deeq Ahmed Deeq Darajo oo kamid ahaa Laacibiintii Fc: Tawakal iyo Fc Suuqa-Sare oo kamid ahaa naadiyaasha ugu adag uguna faca weynaa Demgada.

Hirshabele gobalka hiiran

Bahda Isbortiska Magalada Baladweyne Oo Maanta kulan Soo dhawayn ah u Sameeyay Xildhibaanka Bakaal Oo Ka Mid ah Dhalinya...
08/09/2025

Bahda Isbortiska Magalada Baladweyne Oo Maanta kulan Soo dhawayn ah u Sameeyay Xildhibaanka Bakaal Oo Ka Mid ah Dhalinyarada Magalada Mugdisho.

31/08/2025

Address

Wadada Jaayga
Beledweyne
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Kubada Cagta Degmada Beledweyne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ururka Kubada Cagta Degmada Beledweyne:

Share