Baidoa City Club BCC

Baidoa City Club BCC Who can defeat us

πŸŽ‰ Hambalyo PSG! πŸ†Maamulka, ciyaartoyda, taageerayaasha iyo dhammaan bahda BCC waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan koo...
30/05/2026

πŸŽ‰ Hambalyo PSG! πŸ†

Maamulka, ciyaartoyda, taageerayaasha iyo dhammaan bahda BCC waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan kooxda Paris Saint-Germain kaddib guusha weyn ee ay gaareen.
Guushan waxay ka tarjumaysaa dadaal, karti, iyo adkaysi ay kooxda muujiyeen xilli ciyaareedkan. Waxaan u rajaynaynaa PSG guulo iyo horumar dheeraad ah mustaqbalka.

πŸ’™β€οΈ FΓ©licitations PSG! πŸ† Champions!
Waxaa idin hambalyeynaya Bahda BCC.

πŸŒ™βœ¨ Hambalyo Ciidul Adxaa Mubaarak – Kooxda BCC βœ¨πŸŒ™Maamulka iyo dhammaan xubnaha Kooxda BCC waxay shacabka, taageerayaasha...
26/05/2026

πŸŒ™βœ¨ Hambalyo Ciidul Adxaa Mubaarak – Kooxda BCC βœ¨πŸŒ™

Maamulka iyo dhammaan xubnaha Kooxda BCC waxay shacabka, taageerayaasha, iyo bahda kooxda u dirayaan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Ciid wanaagsan, caafimaad, farxad, nabad iyo barwaaqo Alle ha inagu gaarsiiyo sannado badan oo kheyr iyo horumar leh.

Ciid Mubaarak πŸŒ™πŸβœ¨
Kooxda BCC 🀝⚽

πŸŽ‰ Hambalyo Taageerayaasha Arsenal! πŸ”΄βšͺπŸ†BCC waxay hambalyo u direysaa dhammaan taageerayaasha Arsenal guusha weyn ee aad g...
20/05/2026

πŸŽ‰ Hambalyo Taageerayaasha Arsenal! πŸ”΄βšͺπŸ†
BCC waxay hambalyo u direysaa dhammaan taageerayaasha Arsenal guusha weyn ee aad gaareen. Samir, taageero iyo daacadnimo dheer kadib, farxaddiina maanta waa dhab.
Hambalyo Horyaalyaal! ❀️πŸ”₯⚽


Abdifatah Mahat
Nimcaan Hilaac
Cali Yare Cali
Abdirahman Abdishakur Warsame
Kofi Adam
Abdiaziz Golfyare
Ugaas Hassan Isack

πŸ’™πŸ€ Congratulations 🎊Maamulka, macallimiinta, ciyaartoyda iyo dhammaan bahda kooxda BCC waxay hambalyo iyo duco u dirayaa...
15/05/2026

πŸ’™πŸ€ Congratulations 🎊

Maamulka, macallimiinta, ciyaartoyda iyo dhammaan bahda kooxda BCC waxay hambalyo iyo duco u dirayaan ciyaaryahankeena qaaliga ah Abdulahi Ibraahim Aadan iyo marwadiisa Seynab Sheekh Maxamed munaasabadda arooskooda. πŸ’βœ¨
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu idinka dhigo lammaane ku wada noolaada jacayl, isfaham, farxad iyo kheyr joogto ah.
Guurkiinna guur kheyr qaba ha noqdo. 🀲❀️
Hambalyo Hambalyo πŸ’
BCC Family

βš½πŸ† Cayaaryahanka Ku Guuleystey Gool-dhalinta SWS Super League 2025/26 πŸ†βš½Maamulka iyo taageerayaasha Kooxda BCC waxay ham...
09/05/2026

βš½πŸ† Cayaaryahanka Ku Guuleystey Gool-dhalinta SWS Super League 2025/26 πŸ†βš½

Maamulka iyo taageerayaasha Kooxda BCC waxay hambalyo weyn u dirayaan xidigga kooxda:
🌟 Adam Isack Abdi (Aadan Gool) 🌟
Oo ku guuleystey abaalmarinta Gool-dhaliyaha ugu badan ee SWS Super League 2025/26 kadib bandhig ciyaareed cajiib ah iyo goolal badan oo uu kooxda ku hoggaamiyey.
Waa guul sharaf u ah kooxda BCC iyo dhammaan taageerayaasha kubadda cagta Koonfur Galbeed. Waxaan kuu rajeyneynaa horumar iyo guulo ka sii waaweyn mustaqbalka. πŸ’™βš½




TACSI TIIRAANYO LEHMaamulka, macallimiinta, iyo dhammaan ciyaartoyda Kooxda BCC waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoy...
06/05/2026

TACSI TIIRAANYO LEH
Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan ciyaartoyda Kooxda BCC waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka, iyo asxaabta uu ka baxay Alle ha u naxariistee Abdi Somalia, oo ahaa tababarihii h**e ee Kooxda BCC.
Geerida marxuumka waa mid naxdin leh oo murugo weyn ku reebtay dhammaan bahda ciyaaraha, gaar ahaan Kooxda BCC oo uu door weyn ka soo qaatay horumarkeeda iyo dhisiddeeda.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo marxuumka, dambigiisana dhaafo, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskiisa iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

06/05/2026
Kulanka MaantaFC BCC vs FC X.Busey Southwest State Super League
05/05/2026

Kulanka Maanta
FC BCC vs FC X.Busey
Southwest State Super League

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoyska, ehelka, iyo dhammaan taageerayaas...
28/04/2026

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoyska, ehelka, iyo dhammaan taageerayaasha kooxda BCC geeridii naxdinta lahayd ee ku timid tababarihii h**e ee kooxda BCC oo maanta lagu dilay magaalada Baydhabo.

Marxuumku wuxuu ahaa halyey kaalin weyn ka qaatay horumarinta ciyaaraha iyo kobcinta dhalinyarada, gaar ahaan kooxda BCC. Geeridiisu waa khasaare weyn oo soo gaaray bulshada iyo bahda ciyaaraha.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu jannatul Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaan ka siiyo qoyskii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

Aamiin.

πŸ”₯ MATCH DAY πŸ”₯⚽ BCC (Baidoa City Club)πŸ†šβš½ Xidigaha BusleyπŸ“… Date: 28-04-2026⏰ Time: 3:30 PMπŸ“ Venue: Dr. Ayub Stadium
28/04/2026

πŸ”₯ MATCH DAY πŸ”₯
⚽ BCC (Baidoa City Club)
πŸ†š
⚽ Xidigaha Busley
πŸ“… Date: 28-04-2026
⏰ Time: 3:30 PM
πŸ“ Venue: Dr. Ayub Stadium

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baidoa City Club BCC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category