06/06/2026
انالله واناالیه راجعون
TACSI TIIRAANYO LEH
Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda iyo dhammaan Bahda Naadiga Darusalam waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka, iyo qaraabada ciyaaryahanka Naadiga Darusalam Aadan Apdi Daahir , oo Walashisa Marxuumad Nafisa Abdi Dahir oo maanta geeriyootay Magaalada Baydhabo.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu marxuumada janadii Firdowsa ka waraabiyo, ehelkii, qaraabadii iyo gaar ahaan Adan Abdi Dahir samir iyo iimaan ka siiyo.