07/02/2026
انالله وانا اليه راجعون
Waxaan Muragada la Qeybsaneynaa Dhamaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyoodey Allaha u Naxristee Walaalkeen Mohamed Kheyre oo ka tirsanaa Bahda Ciyaaraha KGS .llaah waxaan Uga Baryeynaa inuu Naxriistiisa Janno uu Siiyo .🤲