H E Mahbubi Mohamed

H E Mahbubi Mohamed Pagekan waxaa ka mamnuuc ah cayda iyo hadalada aan anshaxa ahayn

 #๐„๐‹๐‚๐‹๐€ฬ๐’๐ˆ๐‚๐Ž ๐ˆ๐’ ๐๐‹๐€๐”๐†๐‘๐€๐๐€!!!!!!! ๐Ÿ’™โค๏ธ0๏ธโƒฃ - 4๏ธโƒฃ. FC Barcelona xoogweynta ๐Ÿ’ช
26/10/2024

#๐„๐‹๐‚๐‹๐€ฬ๐’๐ˆ๐‚๐Ž ๐ˆ๐’ ๐๐‹๐€๐”๐†๐‘๐€๐๐€!!!!!!! ๐Ÿ’™โค๏ธ
0๏ธโƒฃ - 4๏ธโƒฃ. FC Barcelona xoogweynta ๐Ÿ’ช

02/06/2024

Inaad aado Xaramka oo aad soo gudato waajibka Alle waa wax aad u wanaagsan, balse waxaa mudooyinkan ku soo batey social media igu sawir oo cibaado ah, marka waxaan dhihi lahaa dadka u heley fursada ha uga faa'ideystaan cibaado khaalis ah waayo iney mar kale heli doonaan Alle ayaa og.

Kubadu waa cad iyo madow run ahaanti waxay aheed ciyaar aan sameyney bandhig wanaagsan balse nasiibka ayaa naga hiiliyey...
02/06/2024

Kubadu waa cad iyo madow run ahaanti waxay aheed ciyaar aan sameyney bandhig wanaagsan balse nasiibka ayaa naga hiiliyey. Forza GREDO Somalia Sports Club well done

Soo dhawow bro Sadaam Abdirashid Abdi
30/04/2024

Soo dhawow bro Sadaam Abdirashid Abdi

GREDO Somalia footballers
28/04/2024

GREDO Somalia footballers

๐Ÿšจ ๐Ž๐…๐…๐ˆ๐‚๐ˆ๐€๐‹: Manchester United have faced 275 shots in all competitions in 2024, the most of any side across Europeโ€™s top...
04/04/2024

๐Ÿšจ ๐Ž๐…๐…๐ˆ๐‚๐ˆ๐€๐‹: Manchester United have faced 275 shots in all competitions in 2024, the most of any side across Europeโ€™s top five leagues. ๐Ÿ˜ฎ

โ€ฆand itโ€™s ๐Ÿ“๐Ÿ— ๐ฌ๐ก๐จ๐ญ๐ฌ ๐š๐ ๐š๐ข๐ง๐ฌ๐ญ ๐ข๐ง ๐ญ๐ก๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐ญ ๐ญ๐ฐ๐จ ๐ ๐š๐ฆ๐ž๐ฌ.๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Fabrizio Romano

Kan ma ahan horyaal ee waa Mugdisho Cup, sababtoo ah kooxaha ka dhisan degmooyinka Soomaaliya qeyb k**a ahan waana sabab...
31/01/2024

Kan ma ahan horyaal ee waa Mugdisho Cup, sababtoo ah kooxaha ka dhisan degmooyinka Soomaaliya qeyb k**a ahan waana sababta aysan u laheen taageero. Somali Football Federation 1951 mala idinka yeelaayo tan๐Ÿ˜ค

Hambaliyo xidigaha Galmudug finalists
24/01/2024

Hambaliyo xidigaha Galmudug finalists

20/01/2024

Tartanki aan malxiiska ka aheen oo bari dib u furmi doono

17/01/2024

Xiriirka kubada cagta KGS Southwest State Football Association waxay ka dhawaajiyeen ineysan ka qeyb galeynin tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banadir ilaa isku dhaf lagaga sameynaayo maamulka, waana go'aan wanaagsan, balse waxaa isweydiin mudan ma yahay maamulka ciyaaraha KGS mid isku dhaf ah oo sedaxda gobol ee koonfurgalbeed ma u dhanyihiin, misana ma yahay mid lagu mideysanyahay๐Ÿ˜ค

15/01/2024

Waxaan sugnaaba waa KGS vs Hirshabelle ๐Ÿ‘€

14/01/2024

Ciyaaryahanada KGS way usoo boodey wlh guuldaradooda xitaa waa la ilaawey๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ 3-0 meel lagu sheegaayo xitaama arkin๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when H E Mahbubi Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share