Ibraahim seeko

Ibraahim seeko Will Dhalin-Yar Ah Oo Eryanaya ka Dhabaynta Riyooyinkiisa. Fadlan kusoo Biir page kayga Adoo Raaliya Follow me Pls

Brazil ayaa soo bandhigtay carada ay ka qaaday habka uu Mareykanka usoo tarxiilay dadka Baraasiiliyaanka ah, kaddib mark...
27/01/2025

Brazil ayaa soo bandhigtay carada ay ka qaaday habka uu Mareykanka usoo tarxiilay dadka Baraasiiliyaanka ah, kaddib markii lagu soo qaaday diyaarad aan lahayn qaboojiyo, waxaa loo diidday inay biyo cabaan, iyagoo silsilado uga xiran gacmaha, markii ay Brazil gaareen inta badan waxay ahaayeen kuwa suuxay , sabab la xiriirta heer kulka diyaaradda..!

27/01/2025

Trump waxa uu oggolaaday in Israa’iil uu siiyo 2,000 oo bambaanooyin maamulkii Biden ay ka mamnuuceen Israa’iil inay u adeegsato Qasa ,kaddibna waxa uu jaray gargaarkii uu siin jiray Jordan,maalintii xigtayna waxa uu usoo bandhigay Boqorka Jordan inuu qaabilo hal milyan iyo bar reer Qasa ah , ka hor inta uusan isla codsigaas u jeedin Al-Sisi..! Trump muxuu u diyaarinaya Qasa?

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibraahim seeko posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share