Bay City fc

Bay City fc Bogga rasmiga ah Bay City fc ! Annaga❤️ Baycity

Natiijada kulankii maanta.
15/06/2025

Natiijada kulankii maanta.

Kulanka maanta Fc Bay City  vs fc SamafoneWaxaan maanta ciyaareyna kulankeena 4-aad tartanka heerka sedaxaad ee degmada ...
15/06/2025

Kulanka maanta

Fc Bay City vs fc Samafone

Waxaan maanta ciyaareyna kulankeena 4-aad tartanka heerka sedaxaad ee degmada baydhabo




Natiijada kulankii maanta .
06/06/2025

Natiijada kulankii maanta .

Kulanka maanta Bay City fc fc vs fc BERDAALEWaxaan maanta ciyaareyna kulankeena 3-aad tartanka heerka sedaxaad ee degmad...
06/06/2025

Kulanka maanta

Bay City fc fc vs fc BERDAALE

Waxaan maanta ciyaareyna kulankeena 3-aad tartanka heerka sedaxaad ee degmada baydhabo




𝘾𝙞𝙞𝙙 𝙒𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙈𝙪𝙨𝙡𝙞𝙢𝙞𝙞𝙣𝙩𝙖!Kooxda 𝐁𝐚𝐲 𝐂𝐢𝐭𝐲 𝐅𝐂 waxay idiin rajaynaysaa ciid farxad leh nabad iyo caafimaad ku ci...
05/06/2025

𝘾𝙞𝙞𝙙 𝙒𝙖𝙣𝙖𝙖𝙜𝙨𝙖𝙣 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙈𝙪𝙨𝙡𝙞𝙢𝙞𝙞𝙣𝙩𝙖!
Kooxda 𝐁𝐚𝐲 𝐂𝐢𝐭𝐲 𝐅𝐂 waxay idiin rajaynaysaa ciid farxad leh nabad iyo caafimaad ku ciida.

Allaha naga dhigo kuwii ciidan ciideeda kale ku gaara barwaaqo iyo bashbash.
𝘾𝙞𝙞𝙙 𝙈𝙪𝙗𝙖𝙧𝙖𝙠 ! 🌙⚽


Natiijada kulankii galabta .!
29/05/2025

Natiijada kulankii galabta .!




Kulanka maanta Bay city vs Hilaac    Waxaan maanta ciyaareyna kulankeena labaad tartanka heerka sedaxaad ee degmada bayd...
29/05/2025

Kulanka maanta

Bay city vs Hilaac

Waxaan maanta ciyaareyna kulankeena labaad tartanka heerka sedaxaad ee degmada baydhabo




🚨 KULANKA MAANTA 🚨 🆚fc ️Raadsan 🏆HORYAALKA HEERKA 3-AAD EE DEGMADA BAYDHABO🏟️DR AYUUB ISTADIUM⏰3:30 PM🗓️ 22/5/2025 📌KHAM...
22/05/2025

🚨 KULANKA MAANTA 🚨

🆚fc ️Raadsan
🏆HORYAALKA HEERKA 3-AAD EE DEGMADA BAYDHABO
🏟️DR AYUUB ISTADIUM
⏰3:30 PM
🗓️ 22/5/2025
📌KHAMIIS

Bay city sports club 💪💪
Match day
Big match. Dr ayuub istadium

21/05/2025

Jadwalka Rasmiga ah ee kulamada aan ciyaareyno Group A | Horyaalka Heerka 3aad ee Degmada Baydhabo

📌 𝟐𝟐 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓 – 𝐯𝐬 𝐑𝐚𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧
📌 𝟐𝟗 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟓 – 𝐯𝐬 𝐅𝐂 𝐇𝐢𝐥𝐚𝐚𝐜
📌 𝟎𝟔 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟐𝟎𝟐𝟓 – 𝐯𝐬 𝐅𝐂 𝐁𝐞𝐫𝐝𝐚𝐚𝐥𝐞
📌 𝟏𝟓 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟐𝟎𝟐𝟓 – 𝐯𝐬 𝐅𝐂 𝐒𝐚𝐦𝐚𝐟𝐨𝐨𝐧

Waxaan hiigsaneynaa guulo iyo horumar
Taageeradaadu waa dhiiragelin! 💪💙

Bay City waxa ay soo dhaweyneysaa isku aadka Horyaalka Heerka Sedaxaad ee Degmada Baydhabo halkaas oo ay kooxdu ku tarta...
25/04/2025

Bay City waxa ay soo dhaweyneysaa isku aadka Horyaalka Heerka Sedaxaad ee Degmada Baydhabo halkaas oo ay kooxdu ku tartami doonto Group A !



06/08/2024

TACSI! Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun.

Maamulka, Macallimiinta, Ciyaartoyda iyo Guud ahaan Taageerayaasha naadiga Bay city Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada iyo dhammaan bahda kubadda cagta koonfur galbeed geerida ku timid allah u naxariistee gadoomiyaha olombikada koonfur galbeed iyo halyey kubada cagta abdulqadir shariif xirow oo laxaqiijiyay Geeridiisa.

Alle waxaan u weydiinaynaa Marxuumka in uu hooygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo imaanna uu ka siiyo qoyskiisa iyo guud ahaan bahda Kubbadda koonfur galbeed Soomaaliyeed.

Address

Bohosha
Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bay City fc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bay City fc:

Share

Category