20/07/2026
Inna lillaahi wainna illeyhi raajicuun
Walaalkeena Cusaman Ali Iimaan Allah u naxriiso, wuxuu ka mid ahaa aas-aasiyaashii kooxdeena faca-weyn ee Horseed Baay Sports Club oo markii h**e la dhihi jiray Horseed United Fc, sido kale wuxuu ka mid ahaa ciyaartoydii ugu h**eysay ee kooxda ku matasha tartamada isboortiska ee magaalada Baydhabo
Dhamaan maamulka,macalimiinta, ciyaartoyda iyo Taageerayaasha Horseed Baay waxay halkaan tacsiyo tiiraanyo leh uga dirayaan dhaamaan Qoyska, ehelka iyo asxaabta uu ka baxay walaalkeenaππΌ