Pro Greenwood

Pro Greenwood Kani Waa Pageka Rasmiga Ah Ee. Fc Towfiiq Fadlan Nala Saaxib Mhdsanid 💪💪💪

waa bogga rasmiga ah oo aad kala socan doontaan inta badan warar kusabsan kooxda manchester iyo guud ahaan kooxaha kaciyaara horyaalada kaladuwan ee qaarada Eirupe sida
england spain italy farace iyo dhaman qarada yurup horyasljeeda o ay qeeb katahay germany

Safka Rasmiga  Ah     Man City  Vs Man United Walle   Waraa  Jiri doono
02/10/2022

Safka Rasmiga Ah Man City Vs Man United

Walle Waraa Jiri doono

Derby       Manchester  🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿Kulanka  Manchester United 🆚️ Manchester City 🏆 tartanka     primer Lague    Round ️⃣9️⃣🏟...
02/10/2022

Derby Manchester 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

Kulanka Manchester United 🆚️ Manchester City
🏆 tartanka primer Lague Round ️⃣9️⃣
🏟 Garoonka Etihad Stadium
👤Garsoorka Michael Oliver
✍Taarikhda 2 October 2022
⏲ Saacadu 4:00 pm Galabnimo

FG : Waxaa Lafilayaa Manchester United inuu Kamaqnaan Doono Captain ka Kooxda Ee Harry maguire
Dhanka Manchester City Waxaa Kamaqnaan Doono Daafaca Reer England ee John Stones

Official:    Eric Ten Hag  Ayaa kuguleystey Macalinka Bisha September Ee Horyaalka 💪Halak uu   MARCUS RASHFORD 🔟🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 ...
30/09/2022

Official: Eric Ten Hag Ayaa kuguleystey Macalinka Bisha September Ee Horyaalka 💪
Halak uu
MARCUS RASHFORD 🔟🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 💪✅
Kuguuleystey Ciyaaryahanka Bisha

✍  Marcus Rashford 🔟🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿   iyo Antonio Martial 9️⃣🇫🇷  Ayaa Kamaqnaan doonaan Labaduba  Kulanka Manchester Derby ee Ka...
29/09/2022

✍ Marcus Rashford 🔟🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 iyo Antonio Martial 9️⃣🇫🇷 Ayaa Kamaqnaan doonaan Labaduba Kulanka Manchester Derby ee Ka dhici Doona Garoonka Etihad Stadium 🏟✅
Maadaama Aysan Labaduba Wax Tawbar ah Lasameyn Kooxda Isbuucan Taasi Waxay dhibaato wayn ku tahay Dhamaan Taagerayaasha Kooxda Manchester United Qaasatan macalin Eric Ten Hag ✅✍✅

Like Nagu dhiirageli Hadaa markii kuuga Horeysey ay thayna Follow Naso Dheh Mahadsanid

RASMI ✍          MARCUS RASHFORD 🔟🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿  Ayaa Kuguuleystey  Abaal marina  Ciyaarhanka Bisha Ee Horiyaalka primer Lague...
29/09/2022

RASMI ✍ MARCUS RASHFORD 🔟🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Ayaa Kuguuleystey Abaal marina Ciyaarhanka Bisha Ee Horiyaalka primer Lague

Hada Wuxuu Aad uga dhawyahay inuu taam u noqdo Kulanka Manchester United Ay Wejihi Doonta Deriskooda Manchester City ✅

Like Naga dhiiri Gali Mahadsanid

RASHFORD 🔟🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿      Waxuu   Ku Rajo  Weynyahay inuu  Taam  Unoqdo  Kulanka Derby Manchester   Ka dhici doono  Etihad ...
28/09/2022

RASHFORD 🔟🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Waxuu Ku Rajo Weynyahay inuu Taam Unoqdo Kulanka Derby Manchester Ka dhici doono Etihad Stadium 🏟

Way dhici kartaa  Xagaaga Dambe 💪
27/09/2022

Way dhici kartaa Xagaaga Dambe 💪

Waxaa  lafilayaa  in Uu  garoomada  kamaqnaado  3____4  Isbuuc😢
04/11/2021

Waxaa lafilayaa in Uu garoomada kamaqnaado 3____4

Isbuuc😢

✅yaa Asxabta cavani cimaamadiisa halatuuro Ninkaan caadi ma ahan ✅bedel ayuu kusoo galay kadibna 2 goal buu kutuurtay od...
29/11/2020

✅yaa Asxabta cavani cimaamadiisa halatuuro
Ninkaan caadi ma ahan
✅bedel ayuu kusoo galay kadibna
2 goal buu kutuurtay odayga caadi ma ahan

✔dhaman kulamada laga ciyaaray UCL caawa iyo  natiijoyinkii kasoobaxay
25/11/2020

✔dhaman kulamada laga ciyaaray
UCL caawa iyo natiijoyinkii kasoobaxay

✅waa 10ka    Kulan EE Kasoo wajahan kooxda ✅manchester united ✅Shaqo bay sugeysaa ole iyo kooxdisa
24/11/2020

✅waa 10ka Kulan
EE Kasoo wajahan kooxda
✅manchester united
✅Shaqo bay sugeysaa ole iyo kooxdisa

Uga danbeen 1  1 ayaa ku soo dhamaaday depiga
08/11/2020

Uga danbeen 1 1 ayaa ku soo dhamaaday depiga

Address

Baydhabo

Telephone

+252613529328

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pro Greenwood posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Pro Greenwood:

Share

Category