Wadajir Fc

Wadajir Fc wadajir Fc 🖤💛 kusoo dhawaada meelkastoo dunida kajoogtaan waxan wax kunahay taageerayaasheena 🖤💛 http://tiktok.com/

Cambaareyn ka dhan ah Anfac media iyo wixii galabta ka sameysey garoonka tayo stadium Annaga oo ah xafada wadajir  ka qe...
13/03/2026

Cambaareyn ka dhan ah Anfac media iyo wixii galabta ka sameysey garoonka tayo stadium
Annaga oo ah xafada wadajir ka qeyb galeysay tartanka kubadda cagta ee uu baahiyay telefishinka, anfac waxaan si adag u cambaareyneynaa caddaalad darrada iyo eexda lagu sameeyay intii uu socday tartanku.

Waxaa nasiib darro ah in mid ka mid ah kooxihii ciyaarayay loo muujiyay eex cad, taas oo sababtay in kooxdeena laga saaro tartanka si aan cadaalad ahayn. Tani waxay dhaawaceysaa kalsoonida ciyaartoyda, taageerayaasha, iyo guud ahaan hufnaanta tartanka.

Kubadda cagta waa inay ku dhisnaataa cadaalad, hufnaan iyo tartan siman, balse wixii dhacay waxay muujinayaan in qiyamkaas aan la ilaalin.

Sidaas darteed, waxaan ka codsaneynaa maamulka tartanka iyo telefishinka baahiyay inay si degdeg ah u baaritaan ugu sameeyaan arrintan, isla markaana la hubiyo in mustaqbalka aysan mar kale dhicin eex noocan oo kale ah.
Sidoo kale waxaan ka wadajir ahaan go,aan ku gaarney inaan dib dambe tartan Anfac media wadato Aanan ka qeyb galin
Ugu dambeyn, waxaan u mahadcelineynaa taageerayaasheenna sida ay noo garab istaageen, waxaana rajeyneynaa in cadaalad dhab ah la helo.

— Maamulka iyo ciyaartoyda Kooxda waad umahdsantihiin sida aad umatasheen degmada wadajir💪

Kulanka MantaTartanka Xafadaha  Baydhabo Daarusalaam vs Wadajir💪
03/12/2025

Kulanka Manta
Tartanka Xafadaha Baydhabo
Daarusalaam vs Wadajir💪

    Hormuudka xafadaha wadajir💪
27/11/2025



Hormuudka xafadaha wadajir💪

08/02/2025

Saf sharafeedkii ay nosameyeen farmers fc
Football is respect ⚽️❤️

Ogeysii waxaan halkaan ugu cadeyneynaa dhamaan tagerayaasha family Wadajir in aan qeyb ka aheyn tartanka la qaban doono ...
19/01/2025

Ogeysii waxaan halkaan ugu cadeyneynaa dhamaan tagerayaasha family Wadajir in aan qeyb ka aheyn tartanka la qaban doono mudooyinka sosocdo ee Wadajir league cup sababo jiro owgeed dhamaan ka qeyb galayaasha waxaan urajeyneynaa nasiib wangsan waxaan halkaan karaali galineynaa dhamaan tagerayaasheena oo jeclaa in aan qeyb ka ahaano tartankaas dhamaan ciyaartoyda koxda waa xor meshey rabaan ayey ka ciyaari karaan

    part 1Waxaa uu kamid yhy aas asiyaashii team wadajir Mudo uu kamaqnaa garoomada markle wuxuu mujiyey awodiisa Mr uns...
17/01/2025

part 1
Waxaa uu kamid yhy aas asiyaashii team wadajir
Mudo uu kamaqnaa garoomada markle wuxuu mujiyey awodiisa Mr unstoppable🔥

Champions 🏆 🥇
12/01/2025

Champions 🏆 🥇

11/01/2025
FINAL DAY wadajir league CupWadajir Fc  vs   saadaali oo ku guuleyso 5$SharudahaLike Follow ShareN.b sadalinta waxey ku ...
11/01/2025

FINAL DAY wadajir league Cup
Wadajir Fc vs
saadaali oo ku guuleyso 5$
Sharudaha
Like
Follow
Share
N.b sadalinta waxey ku eg thy markey ciyaarta bilaawato
Wadajir 🦁💛🖤

Xogweynta waa diyaar maalinka  sabtida I.aHadal yar iyo howl bdn I.a 💪
09/01/2025

Xogweynta waa diyaar maalinka sabtida I.a
Hadal yar iyo howl bdn I.a
💪

Address

Wadajirstreet
Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadajir Fc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wadajir Fc:

Share