DAYAX FORCE

DAYAX FORCE Dayax fc waa Koox ka dhizan MagaLada Badhan ee gobolka sanaag koox so sarta jiilka hibada sare leh ✅.

Kulanka glpta Dayax Home vz Jariiban away Stadium sporting4:00pmDayax football club
15/07/2026

Kulanka glpta
Dayax Home vz Jariiban away
Stadium sporting
4:00pm

Dayax football club

One famiLy ❤️📸Dayax football club🖤
14/07/2026

One famiLy ❤️📸

Dayax football club🖤

Kulan udhexeya Kooxdii Horyalka A qaaday Kooxdii B qaaday 🏆🥇DaLxiis Fc vz Dayax FcStadium Sporting Waqtiga 4:00 pmDaawas...
13/07/2026

Kulan udhexeya Kooxdii Horyalka A qaaday Kooxdii B qaaday 🏆🥇

DaLxiis Fc vz Dayax Fc
Stadium Sporting
Waqtiga 4:00 pm

Daawasho wcn.

Dhamaan Maaamulka Sare  Koooxda Macalimka Iyo Playeriiinta Dhamaantoood WaxaY Bogaadinayaaan Labada Garsooore Ee Calanka...
01/07/2026

Dhamaan Maaamulka Sare Koooxda Macalimka Iyo Playeriiinta Dhamaantoood WaxaY Bogaadinayaaan Labada Garsooore Ee Calanka Haya Waaa.
Mursal mohamoud.
Mohamed iimaaan

Oo Tababarkiii Iyo Cilmigiii Lasiiyey Uga Faaideynaya Kuna dhexdhexaadinaya Kooxaha CiYaaaraya Cupka Heeerka 1aaad Ee Degmada.

Koooxdu WaxaY FaraYsaa Oo Kudhiirigalinaysaaa Wadashaqayn Cadaaalad Iyo Xaqsoornimo Dhaba Inaad Ku Maamushaan Tartanka Inshallh BiLow ILaa dhamaaad.

Nabad Galyo Cafimaaad Iyo Inuu Si Qurux badan Uso Gabagoboobo Tartanku Ban Rajayneynaaa Inshallah.

Gudida Hawlwadeenada Maamulka Iyo Garsoorayaasha SiFiican Halooola Shaqeeeyo Inshallah.

Match day HomeDayax vz baraf FcSporting Stadium 4:00pmDawasho wcn 🙌🏻❤️
20/06/2026

Match day Home
Dayax vz baraf Fc
Sporting Stadium
4:00pm

Dawasho wcn 🙌🏻❤️

Dayax League Kulanka glptaJubadda Fc vz daLxiis Stadium dagta 4:20pmBar bilow wngzn
17/06/2026

Dayax League
Kulanka glpta
Jubadda Fc vz daLxiis
Stadium dagta
4:20pm

Bar bilow wngzn

25/03/2026

Dhamaaad.

Alxamdullilah Eebe Mahad iskaleh Cafimaad Io Nabad Qab nooguso dhameeyey Kulanka Labada Kooxooodba.

CiYaar Qurux badan oo kusoo idlaatay.

DaYax Fc 1:0 Suuuq Barwaaqo Fc

Goalka.👇🏿
Mursal .⚽️

DaYax Football Club.
.

Match dayDayax vz suuq barwaaqo Dagta Stadium 4:00Dawasho wcn 🙌🏻❤️
25/03/2026

Match day
Dayax vz suuq barwaaqo
Dagta Stadium
4:00

Dawasho wcn 🙌🏻❤️

*Kulan Saaxiibtinimo.*Lucky Play Fc & DaYax FcGarooonka: BadhanWakhtiga: 4:00Maalinta: Isniiin.
23/03/2026

*Kulan Saaxiibtinimo.*

Lucky Play Fc & DaYax Fc
Garooonka: Badhan
Wakhtiga: 4:00
Maalinta: Isniiin.

Kooxda Ayaa Amaan Bogaadin iyo Dhiirigalin Udireysa Qaar Kamida Ciyaartoyda Kooxda Oo Sifiican Ugaso Dhalaalay Tartanka ...
21/03/2026

Kooxda Ayaa Amaan Bogaadin iyo Dhiirigalin Udireysa Qaar Kamida Ciyaartoyda Kooxda Oo Sifiican Ugaso Dhalaalay Tartanka Bisha Ramadaan Ee Dhiif Cup Iyo Dhoobo Cup.
00 Kukala Guulaystay.
-CiYaartoygii Ugu Da’da Yaraa Tartanka Bisha Ramadaan Ayuuub Kuku.
-Top Score’Hii Ugu Sareya Tartanka Mursal Ciiidan.
-Fair play Ciyaatoygiii Ugu Akhlaaqda Fiicna Iyo Xidigiii Ugu Fiicna Tartanka Mohamed Madaxeeey.
-Xidigiii Ugu Fiicna Tartanka Dhoobo Cup Mohamed Abdulaahi Sisiko.

Address

Sanaag
Badhan

Telephone

+252907538457

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAYAX FORCE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category