Qaamo Football Club

Qaamo Football Club Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qaamo Football Club, Sports Team, Baardheere.

ASC  Dhamaan Bahda Sportsk Dagmada Baardheere Koley Waxa Meesha Kadhacay Waa Lowada Jeday Galabta Mana Ladhihi Karo Bano...
18/01/2024

ASC
Dhamaan Bahda Sportsk Dagmada Baardheere Koley Waxa Meesha Kadhacay Waa Lowada Jeday Galabta Mana Ladhihi Karo Banooni Waxas
Koley Wixii Warbixin Ah Wan Sugeyna I.a Warka Isma Saarno

Shaxda Rasmiga Ay Ku Ciyaareyso Kooxda  Qaamo Football Club
18/01/2024

Shaxda Rasmiga Ay Ku Ciyaareyso Kooxda Qaamo Football Club

BISMILLAH TODAY  GAME  Qaamo Football Club 🆚 Horseed 🏟 GARONKA :- Bardera  Stadium 🏆 KULANKA :- Liiga SerA 📆 TAARIQDA :-...
18/01/2024

BISMILLAH

TODAY GAME

Qaamo Football Club 🆚 Horseed

🏟 GARONKA :- Bardera Stadium

🏆 KULANKA :- Liiga SerA

📆 TAARIQDA :- 18 - 1 -2024 QAMIIS

⏰ SAACADA :- 16:25

Shaxda Inta Ayan Idinkula So Wadagi Dona Saacada Markey Tahay 16:00 I.a

DAWASHO WACAN DHAMAAN TAAGERAYASHEYNA SHARAFTA LEH DHIRAGALINTIINA WAANO MUHIIM🙏❤️

MAROODIYAASHA

ASC Dhamaan Asxaabta Kuxiran Bartena sports Waxan Idinlenahay Ramadaan Kariim Kulu Caam Wa Antum Bilqeyr Waxan Halkan Ha...
28/03/2023

ASC Dhamaan Asxaabta Kuxiran Bartena sports
Waxan Idinlenahay Ramadaan Kariim Kulu Caam Wa Antum Bilqeyr

Waxan Halkan Hambalyo Ogu Direyna Anagoo Ah Qaamo Football Club ____ Legend Kii H**e Ee Koxda Deerow Xasan Deerow Xasan Tartankii Kasocday Dagmoyinka Gobolka Banaadir Ayuu Ahaa Ciyar Yahanadii Kuguleystay Cup Waxa Uuna Matalayay (Dagmada Gubadleey ) Sxb Waxa Kuleenahay Hor Usocod Wngsn
Waxan Kulenahay Dadaalkaaga Hor Usii Wad

Maamul Goboleed
Ser A
ILAA Heer Qaran I.a Wad Gaari

( Axmed Thabud
Axmed Xamdi Osmaan
Aweys Shukane
Abdifatah Igadda-ciyarta
Casemiro Love Kaskeey )
Herka Hada Eey Jogto 5 Qof Ee Kashaqeysay
Keep Up Marwaliba

16/02/2023

Maxey Naga Mudan Yihiin 5 Legend
Like shere si uu meel fog u gaaro
Mahadsanid

15/02/2023

Moroodiyaasha waligaa Haka shakinin Qaamo Football Club

Alx Allah Aya Mahad iskaleh oo Halkan Naso Garsiyay Liiga Dagmada iyo Halka aan ku Harnay Marka labaad Waxa Mahad Iskale...
15/02/2023

Alx Allah Aya Mahad iskaleh oo Halkan Naso Garsiyay
Liiga Dagmada iyo Halka aan ku Harnay Marka labaad Waxa Mahad Iskaleh Maamulka sportska Dagmada Baardheere oo Si Wanagsan Kusoo Waday Liiga Isla Hadana Ayku wadan Dhamaan Gudiga iyo Gadomiyaha
Banooni Xuma Umanan Harin Ee Nasiibka Ayaa Halka Ku Ekaa
(Lama Fiiriyo Badiska Ee Waxa Lafiriya Masoo Dadaashay Mise Masoo Dadaalin )
I.a Waxa Nobalan Ah Liiga Kale Iyo Anagoo Saan Ka xoog Badan I.a
Mahadsanidin
Maroodiyaasha Qaamo Football Club

02/12/2022

Ugu danbeyn Guushii waan garnay I.a
Intan iyo in kabadan rajeynena

Rasmi Waa isku aadka heerka 2 labad degmada baardheereFc b lesan  vs      fc milano Fc   b cesan  vs    fc garshire Fc  ...
10/11/2022

Rasmi

Waa isku aadka heerka 2 labad degmada baardheere

Fc b lesan vs fc milano

Fc b cesan vs fc garshire

Fc kurman vs fc Kasey

Fc sarinley vs fc Qaamo

Fc lafooley vs FC dulcad

Fc hormud vs fc flay istaar

Fc dabaqo vs fc heegan

👍Like Saar Pageka
✏️Fikirkaada Nala Wadaag
⤴Share Dheh Postigan,
👏Falcelinta Nagu Dhiiri Geliya, Mahadsanidiin🙏🙏🙏

football club

War majiro waxaa nalaga sugayaa cupka oo kaliya sandkan wax la isku ogyahay wax k**a halaban I.a

“Mamulka , Macaliminta ciyartoyda iyo tageeraha kooxda Waxey halkan munaasabadda Ciidul-adxaa awgeed u hambalyeeynayaa g...
08/07/2022

“Mamulka , Macaliminta ciyartoyda iyo tageeraha kooxda Waxey halkan munaasabadda Ciidul-adxaa awgeed u hambalyeeynayaa guud ahaan Ummadda Islaamka ah gaar ahaanna Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida kaga suganyihiin. Waxaana Eebbe ka baryayaa in uu dhammaanteen innaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee aan soo gudannay, Rabbina acmaasha xajka haka aqbalo xujayda gudanaaya waajibaadka

EID MUBARAK ALL MUSLIMS AROUND THE WORLD 🌏

K**a xumin in  aan  waayno farmaajo  lkn wxaan ka xunahay niyad jabka shacabkena Somaliyeed          Sorry 😭you are safe...
16/05/2022

K**a xumin in aan waayno farmaajo
lkn wxaan ka xunahay niyad jabka shacabkena Somaliyeed
Sorry 😭
you are safe insha allah after 4 years
person and voice when it arrives

ASC Friends, we are suddenly sick of Ahmed Hamdi OsmanCasemiro's girlfriend had a minor altercation yesterday and they w...
09/05/2022

ASC Friends, we are suddenly sick of Ahmed Hamdi Osman
Casemiro's girlfriend had a minor altercation yesterday and they were two lovers.
Football sends real friends so we wish our brother a speedy recovery and may God bless him.
Soo duceeya asxaabta i.a

Address

Baardheere

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaamo Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category