FC Xidigaha Xaawa Taako

FC Xidigaha Xaawa Taako Kani Waa Page Saxda ah Ee Kooxda Kubada Cagta Ee Xidigaha Xaawa Taako .

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun                                                                   Maamulka kooxda ...
05/06/2026

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

Maamulka kooxda kubadda cagta xidigaha
Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan
Ehelkii uu ka geeriyooday
Xoghayihii sports degmada afgooye
CUSMAAN AXMED MAXAMED H**EYNA U AHAA MACALINKII KOOXDA KUBADDA CAGTA XIDIGAHA IYO XOGHAYE
oo maanta ku geeriyooday degmada afgooye
Allah u naxariisto
Qabrigiisa allah u waasiciyo
Kitaabkiisa gacanta midig allah ka siiyo
Janatul firdows aĺlah ka waraabiyo
Gadaashiisa alle nama fidneeyo
Ehelkiii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday
Samir iyo iimaan allah ka siiyo

26/07/2025
KULAN SOO DHAWEYN GAROONKA XIDIGAHA GALABTA XIDIGAHA XAAWO TAAKO                  VS  SHOWRI STAR FC
24/07/2025

KULAN SOO DHAWEYN GAROONKA XIDIGAHA GALABTA

XIDIGAHA XAAWO TAAKO
VS
SHOWRI STAR FC

XIDIGAHA
20/12/2024

XIDIGAHA

Welcome to xidigaha
20/12/2024

Welcome to xidigaha

Alx 🤲🤲 Guul muhiim ah so garny galabta WAXAN U GUDUBNY AFAR DHAMADKA
07/11/2024

Alx 🤲🤲 Guul muhiim ah so garny galabta WAXAN U GUDUBNY AFAR DHAMADKA

انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى  يارب 🤲🤲🤲😭😭Illahey Haka waraabiyo janadii fardowsa w...
17/08/2024

انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى يارب 🤲🤲🤲😭😭
Illahey Haka waraabiyo janadii fardowsa wllkeena🤲🤲 Dhamaan Ehel iyo qaraawo asxap iyo BAHDA CIYARAHA Sawar iyo iimaan allh inaga wada siiyo 😪🤲🤲 FC DABSAAR AYU KATIRSANA ALLAHA KAWARABIYO JANADA

02/03/2024

Hadal kooban oo uu ka jeediyay legend h**e
AXMED YUUSUF ABSUGE (SULDAAN ABSUGE)
munaasabadii sagootinta ahayd
Bogaadin iyo dhiira gelin

27/02/2024
LEGEND H**E AXMED YUUSUF ABSUGE (SULDAAN ABGUSE)GALABTA SI QURUX BADAN AYAA LOO SAGOOTIYEY WAXAAN LEENAHAY ALLAH KU NABA...
26/02/2024

LEGEND H**E
AXMED YUUSUF ABSUGE (SULDAAN ABGUSE)
GALABTA SI QURUX BADAN AYAA LOO SAGOOTIYEY
WAXAAN LEENAHAY ALLAH KU NABAD GEEYO MEESHA AAD RABTO AMA U SOCOTO

Address

Afgoi
Afgoye
252

Telephone

+252617180415

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FC Xidigaha Xaawa Taako posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to FC Xidigaha Xaawa Taako:

Shortcuts

Share

Category