Daljir Gym

Daljir Gym Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daljir Gym, Gym/Physical Fitness Center, afgoi, Afgoye.

27/02/2023
Xaruntu waxay soo kordhisay qeyb haweenka ah diiwaan galintu way socotaa horay ugaar Waxaa laguugu soo dhaweyn doonaa ga...
22/01/2023

Xaruntu waxay soo kordhisay qeyb haweenka ah diiwaan galintu way socotaa horay ugaar
Waxaa laguugu soo dhaweyn doonaa gacmo furan iyo shaqo ku qancisa insha,allh
Call center 61 1663700
Whatsapp number 611663700
Maskax fiyoow iyo jir fiyoow ayuu maan ku haray
Daljir Gym adinka ayaa laidiin keenay

Waxaa si habsaami leh u socda shaqadii biloowga aheyd  alle ayaa ku mahadsan Dadaal dheer kadib suura galiyay in degmade...
02/01/2023

Waxaa si habsaami leh u socda shaqadii biloowga aheyd
alle ayaa ku mahadsan Dadaal dheer kadib suura galiyay in degmadeena AFGOI laga hergaliyo xarunta cusub oo Daljir Gym ah.

WAAD KU MAHADSANTIHIIN DHALINYARADA DEG. SIDA AAD INOOLA SHAQEEYSEEN
RAGA AAN WALI IMAANIN WAAN SUGEYNAA
ISDIIWAAN-GALINTU WEY SOCOTAA

Asc dhamaan bulsho weynta ku dhaqan deg. Afgoi waxaa la ogeysiinayaa in deg. Afgoi laga hergeliyay Xarun cusub oo  jimic...
29/12/2022

Asc dhamaan bulsho weynta ku dhaqan deg. Afgoi waxaa la ogeysiinayaa in deg. Afgoi laga hergeliyay Xarun cusub oo jimicsi iyo jir dhis ah
xaruntu waxay ku taalaa agagaarka Shirkadda HORMUUD TELCOM ama HOSPITAALKA QAAXADA
waxii faafaahin ah kala xiriir number telephone 0611663700

Address

Afgoi
Afgoye

Telephone

+252616703353

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daljir Gym posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daljir Gym:

Share