Iftin football club

Iftin football club Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Iftin football club, Professional Sports Team, Adado.

Permanently closed.
Alx ugu dambeyn champions ayan noqonay tartanka academiyadaha deg.adadoHerkisa 3aad  ee sare C ๐Ÿ†๐ŸŽ–๏ธ
25/04/2026

Alx ugu dambeyn champions ayan noqonay
tartanka academiyadaha deg.adado
Herkisa 3aad ee sare C ๐Ÿ†๐ŸŽ–๏ธ

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†.                                           Maamulka, macallimiinta iyo ciyaartoyda kooxda...
19/04/2026

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ
ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†.

Maamulka, macallimiinta iyo ciyaartoyda kooxda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ oo ka mid ah ciyaartoyda kooxda oo aabihii ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ž ku geeriyooday magaalada Cadaado.

Waxaan Alle uga baryeynaa marxuumka in uu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Sidoo kale waxaan Eebbe uga baryeynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay, gaar ahaan walalken .

Eebbe ha u naxariisto marxuumka, samir iyo iimaanna ha naga wada siiyo.

Aamiin ๐Ÿคฒ.

Heshiis rasmi ah   Waxaey dib ugu so labteen kooxda herka labad BWaxeyna saxixen heshis min 1sano Waxan lenahay kuso dha...
28/03/2026

Heshiis rasmi ah


Waxaey dib ugu so labteen kooxda herka labad B
Waxeyna saxixen heshis min 1sano
Waxan lenahay kuso dhawada koxda

Welcome to family Iftin football club ๐Ÿ‘

Heshiis rasmi ah Waxa kooxda herkeda labad kuso biray dhanka BLabadan laacib   Waxeyna saxixen heshis 1sano ah Welcome t...
28/03/2026

Heshiis rasmi ah
Waxa kooxda herkeda labad kuso biray dhanka B
Labadan laacib


Waxeyna saxixen heshis 1sano ah
Welcome to family Iftin football club

Kulan xiiso badan ayan dhigena harale la lenahay SEMA final tartanka donyale cup Iftin football club vs  Maxa ino rajeyn...
24/12/2025

Kulan xiiso badan ayan dhigena harale la lenahay
SEMA final tartanka donyale cup
Iftin football club vs

Maxa ino rajeyne Bari galab



General doonyale cup Kulankena furitanka groupka B Waxan laciyareyna dhigeen  Ciyaar ka tirsan heerka groupka B Iftin fo...
13/12/2025

General doonyale cup
Kulankena furitanka groupka B
Waxan laciyareyna dhigeen
Ciyaar ka tirsan heerka groupka B
Iftin football club vs


Ciyaaryahan   (Bashka) ayaa  kooxda dib ugu soo labtay wuxuna saxixay heshiis hal sano ah Welcome Back ayan ku lenahay z...
20/11/2025

Ciyaaryahan (Bashka) ayaa kooxda dib ugu soo labtay wuxuna saxixay heshiis hal sano ah

Welcome Back ayan ku lenahay zxp

Kulan ciyareed lagu soo dhaweynayo Gudomiyaha cusub ee kooxda kubada cagta Iftin football clubWaxan ku rajeynayna guulo ...
14/10/2025

Kulan ciyareed lagu soo dhaweynayo Gudomiyaha cusub ee kooxda kubada cagta Iftin football club
Waxan ku rajeynayna guulo fara badan
Nuur Cabdul Caawiye
๐Ÿ‘

Xil magacabis xilkaas oo lo magacabay Nuur Cabdul Caawiye Gadomiyaha cusub ee kooxda kubada cagta Iftin football club Mu...
14/10/2025

Xil magacabis xilkaas oo lo magacabay Nuur Cabdul Caawiye
Gadomiyaha cusub ee kooxda kubada cagta
Iftin football club

Mudane kuso dhawow family Lanta ๐Ÿ‘

ciyaaryahanada kala ah   io   aya kooxda kuso biray waxeyna heshiis Rasmi ah u saxixen kooxda kuso dhawada kooxda kubada...
19/08/2025

ciyaaryahanada kala ah io aya kooxda kuso biray waxeyna heshiis Rasmi ah u saxixen kooxda kuso dhawada kooxda kubada cagta Iftin football club 19:8:2025____19:8:2026

Welcome to Lanta zxp ๐Ÿ‘๐Ÿ™

Address

Adado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftin football club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share