Barwaaqo Primary School

Barwaaqo Primary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barwaaqo Primary School, Sports Team, Adado.

24/06/2025
Part one  Hambalyo ardayda fasalka 8aad .Labo maalin oo kala duwaan Maalintii la furay Schoolka barwaaqo 16 /6/2021Iyo m...
24/06/2025

Part one
Hambalyo ardayda fasalka 8aad .
Labo maalin oo kala duwaan
Maalintii la furay Schoolka barwaaqo 16 /6/2021
Iyo maalintii ay qalin jabiyeen fasalka 8aad.
24/6 / 2025.

25/06/2024

Barwaaqo Primary School
2024 / 2025

04/05/2024
04/05/2024

Xafladaan waxaa lagu soo badhigaayaa wax qabadkii muddii 5 sano ahayd oo uu jiray school ka Barwaaqo Primary School .

Xaflad tayadeedu sareyso oo ay soo qaban qaabiyeen arday dhigta dugsiga hoose dhexe ee Barwaaqo Primary School.Waxaa ka ...
03/05/2024

Xaflad tayadeedu sareyso oo ay soo qaban qaabiyeen arday dhigta dugsiga hoose dhexe ee Barwaaqo Primary School.
Waxaa ka soo qeyb galay gudomiye ku xigeenka degmad godinlabe mudane cabdi shaakir xasan CabdulAAHI.
Waxaa ka loo ka soo qeyb galay madaxa waxbarashad degmad cadaado mudane xuseen cali sahal.
Iyo kormeerah waxbarashad degmad cadaado mudane mahad cali duraan
Iyo dhamaan qeyb kala duwan ee bulshada deegaanaka barwaaqo.

Maxamed Maxamuud Aw-Aadan oo maanta Cadaado uga dhawaaqay inuu yahay musharax xildhiban GalmudugOdayaasha iyo waxgaradka...
20/04/2024

Maxamed Maxamuud Aw-Aadan oo maanta Cadaado uga dhawaaqay inuu yahay musharax xildhiban Galmudug

Odayaasha iyo waxgaradka ka soo qeybgalay kulanka ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan musharaximada Maxamed Maxamuud Aw-Aadan oo ah wariye ruug cadaa ah oo deegaanka muddo ka shaqaynayey

Alx waxaa maanta noo soo dhamaadey imtixaankii dugsiga  dhexe 2023/2024Good luck all students Barwaaqo primary school.
16/01/2024

Alx waxaa maanta noo soo dhamaadey imtixaankii dugsiga dhexe 2023/2024
Good luck all students Barwaaqo primary school.

Xuska maalinta macallimiinta soomaliyeed. Ee 21november 2023Hamblyo dhamaan macallimiinta soomaliyeed meel kaste ee duni...
21/11/2023

Xuska maalinta macallimiinta soomaliyeed. Ee 21november 2023
Hamblyo dhamaan macallimiinta soomaliyeed meel kaste ee dunida ka joogtiin.
Barwaaqo Primary School

2023 _2024  2 September 2023
25/07/2023

2023 _2024 2 September 2023

Da, yarta school ka Barwaaqo Primary School Mukhtaar maxamed aadanIidle cabdifitaax maxamedAbuukar cali wehliye
16/06/2023

Da, yarta school ka Barwaaqo Primary School
Mukhtaar maxamed aadan
Iidle cabdifitaax maxamed
Abuukar cali wehliye

Address

Adado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barwaaqo Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category