FC mataanaha football

FC mataanaha football Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FC mataanaha football, Sports Team, Adado.

Qaar ka mid ah FC mataanaha football oo kulan  safar samalaameyn ah loo sameyay⚽️⚾️🏅🥇
29/09/2023

Qaar ka mid ah FC mataanaha football oo kulan safar samalaameyn ah loo sameyay⚽️⚾️🏅🥇

Lineup FC mataanaha football
22/09/2023

Lineup FC mataanaha football

Sawiro qaar ka mid ah FC mataanaha football ⚽️⚾️⚾️⚽️🏅
21/09/2023

Sawiro qaar ka mid ah FC mataanaha football ⚽️⚾️⚾️⚽️🏅

Waxaa galapta saacadu markey tahy 4.30pm wada ciyaari dono fc mataanaha football clup iyo fc lionsWaxayna ku ciyaari don...
19/09/2023

Waxaa galapta saacadu markey tahy 4.30pm wada ciyaari dono fc mataanaha football clup iyo fc lions
Waxayna ku ciyaari donan garoonka lions 🏅🥇🏅⚽️⚾️

Waxaa galabtay ciyaar aad u adag aay dhaxmari dontaa FC mataanaha football iyo fc coominta ku tiibo saacadu markey tahy ...
18/09/2023

Waxaa galabtay ciyaar aad u adag aay dhaxmari dontaa FC mataanaha football iyo fc coominta ku tiibo saacadu markey tahy 4.40pm lasocod wanagsan
⚽️⚾️🏅

3 players waa kuwa kulanka bari galab sida qaaska ah isha loogu hayaayo⚽️⚾️🏅
16/09/2023

3 players waa kuwa kulanka bari galab sida qaaska ah isha loogu hayaayo⚽️⚾️🏅

Kani waa mid ka mid kuwii ugu wanagsanaa uguna respectiga badnaa ee somara FC mataanaha football waxan ku lenhy meel kas...
06/09/2023

Kani waa mid ka mid kuwii ugu wanagsanaa uguna respectiga badnaa ee somara FC mataanaha football waxan ku lenhy meel kasta oo joogto allah hakugu xafido run ahaantii kuma ilaawi doono

Fc matanaha foodboll clup waxey manta macasalaamey nayaan halyeygodii qadka dhaxe iyo daafaca dhaxe CB uga ciyaari jiray...
05/02/2023

Fc matanaha foodboll clup waxey manta macasalaamey nayaan halyeygodii qadka dhaxe iyo daafaca dhaxe CB uga ciyaari jiray ee ahaana captain kii h**e matanaha MR khaasun (udub) run ahaantii ka bixitan ka team ka iyo bulshada sameyn ayey ku ledhy ee meel kasta oo aad tagto allah ha kugu sharfo umada ku noolna hooyo iyo aabo allah hakaaga dhigo 👁🥉🥈⚽️

26/01/2023

Kulankii weynaa ee aad wada sugeysen aay ciyarayee fc mataanaha football clup iyo fc lions waxa uu ku soo dhamaday 3_3 bar bar ah ⚽️🏅

Waxaa galabta wada ciyaari dono fc mataanaha football clup iyo fc lions ku waas oo ku loolami doon garoonka mataanaha fo...
26/01/2023

Waxaa galabta wada ciyaari dono fc mataanaha football clup iyo fc lions ku waas oo ku loolami doon garoonka mataanaha football clup saacadu markey tahy 4.40pm lugti h**e oo aay ku ciyaarayen garoonka fc lions waxaa aay guushu raacday fc lions oo ku badiyen 5 _1galaptan waxaa lagu ciyari dona garoonka fc mataanaha football clup ⚽️⚽️⚽️🏅

Kulan kii weynaa ee aad wada sugeysen aay ciyarayee fc mataanaha football clup iyo fc afarluuq ayaa ku soo dhamaday 6_1 ...
22/01/2023

Kulan kii weynaa ee aad wada sugeysen aay ciyarayee fc mataanaha football clup iyo fc afarluuq ayaa ku soo dhamaday 6_1 aay gushu ku raacday fc mataanaha football clup goolashoda fc mataanaha waxaa u kala dhaliyay Antony oo 3 gool ah mahad caalin 1 gool ah gacan o 1 gool ah ozil 1 gool ah congratulations congratulations congratulations fc mataanaha ⚽️⚽️🥈🥈🏅🏅

Address

Adado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FC mataanaha football posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category