22/06/2026
🚀 Ku soo dhowaada MH Tech Somali!
Haddii aad rabto inaad barato Excel, Computer Skills, Programming iyo xirfado kaa caawin kara shaqo, ganacsi iyo horumar shaqsiyeed, waxaad joogtaa meesha saxda ah.
Channel-kan waxaan ku soo gudbiyaa casharro af-Soomaali ah oo fudud, kooban, isla markaana si tallaabo-tallaabo ah loo sharaxay. Ujeedkaygu waa inaan bulshada Soomaaliyeed ka caawiyo barashada xirfadaha casriga ah ee maanta looga baahan yahay shaqada iyo ganacsiga.
📚 Waxa aad ka heli doontaa:
✅ Excel Tutorials
✅ Excel Shortcuts & Tricks
✅ Data Analysis
✅ Programming Tutorials
✅ Computer Skills
✅ Talooyin iyo farsamooyin wax-ku-ool ah
🎯 Haddii aad jeceshahay barashada tiknoolajiyadda iyo xirfadaha shaqada, fadlan Subscribe saar channel-ka MH Tech Somali:
📺 Channel Link:
https://www.youtube.com/
🔔 Subscribe, Like, Share, kana faafi asxaabtaada si aynu u wada korno.
Mahadsanidiin dhammaan taageerayaasha MH Tech Somali! ❤️
Kusoo dhawoow MH Tech Somali 🔥 Channel-kan waxaad ka heli doontaa casharro tayo sare leh oo Af-Somali ah kuwaas oo kaa caawinaya inaad barato xirfado casri ah oo muhiim u ah technology-ga maanta. Waxaan diiradda saarnaa: ✅ Excel Tutorials ✅ Computer Skills ✅ Programming ✅ Technology Tips ...