Arsenal FC Somali News

Arsenal FC Somali News Halkan kala soco xog-walba oo ku saabsan kooxda Arsenal⚪🔴si joogto ah.✅

🔴 𝗠𝗔𝗧𝗖𝗛𝘿𝘼𝙔 ⚪️ 🔜Bournemouth 🆚 Arsenal  🏆 : Premier League ( Round 8 ) 🏟 : Vitality Stadium  ⏰️ : 7:30 PM Habeenimo ( Xill...
19/10/2024

🔴 𝗠𝗔𝗧𝗖𝗛𝘿𝘼𝙔 ⚪️

🔜Bournemouth 🆚 Arsenal
🏆 : Premier League ( Round 8 )
🏟 : Vitality Stadium
⏰️ : 7:30 PM Habeenimo ( Xilliga Geeska Africa )
👤 : Rub Jones ( Garsooraha ciyaarta )
📺 : Jarred Gillett ( Garsooraha VAR )
𝐒𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐨𝐨 𝐧𝐚𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠 𝐟𝐢𝐤𝐢𝐫𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐢𝐦𝐢𝐬𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐤𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐢𝐝𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚𝐚𝐧 🔜
Bournemouth 🆚 Arsenal.! ?......👇

- Abdi Karin Caadil

🚨𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐫𝐚𝐚'𝐢𝐝 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐢𝐤𝐞𝐥 𝐀𝐫𝐭𝐞𝐭𝐚🚨Arteta oo ka hadlay Saka: 🗣"Ma ahan dhaawac halis ah, si fiican ayuu u soo kabs...
18/10/2024

🚨𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐫𝐚𝐚'𝐢𝐝 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐢𝐤𝐞𝐥 𝐀𝐫𝐭𝐞𝐭𝐚🚨

Arteta oo ka hadlay Saka: 🗣"Ma ahan dhaawac halis ah, si fiican ayuu u soo kabsanayaa, waxaan maanta haysanaa baaritaano waaweyn sidaas darteed rajo ayaan qabnaa."

Arteta oo ka hadlay Havertz :🗣"Waan la tacaalnay, hadii uu si fiican u tababarto maanta waxa uu fursad fiican u haystaa in uu taam u noqdo kulanka”.

Arteta oo ka hadlay Marteneli:🗣" Waa in aan go'aansanno haddii aan rabno in halis galino sababtoo ah waan ogahay in uu doonaayo"

Arteta oo ka hadlay Odegaard: 🗣"Isagu taam uma noqon doono kulankaan.Waxa uu u baahan yahay inuu soo kabsado, Asbuuca soo socda wuxuu noqon doonaa mid noo muhiim ah."

Arteta oo ka hadlay White,Timber iyo Zinchenko:🗣 "Aad ayay isugu dhow yihiin saddexdooda, Maanta waa inaan riixno oo dar dar gelino.

- Abdi Karin Caadil

🚨Rub Jones ayaa dhax-dhaxaadin doono kulanka Arsenal Vs Bournemouth.Halka Var 🖥️ uu fadhin doono Jarred Gillett.- Abdi K...
15/10/2024

🚨Rub Jones ayaa dhax-dhaxaadin doono kulanka Arsenal Vs Bournemouth.

Halka Var 🖥️ uu fadhin doono Jarred Gillett.

- Abdi Karin Caadil

🚨Waxaa jirto rajo ween in Bukayo Saka uu taam u noqon doono kulanka sabtida ee horyaalka PL aan wajaheeno kooxda Bournem...
14/10/2024

🚨Waxaa jirto rajo ween in Bukayo Saka uu taam u noqon doono kulanka sabtida ee horyaalka PL aan wajaheeno kooxda Bournemouth.⤵️

Qormadaan waxaan kasoo xigtay.⤵️
[ Campbell ]

Waa Good News Warkaan.🔴⚪

- Zamiir Maxamed Daacad

🚨𝗨𝗣𝗗𝗔𝗧𝗘: Gabriel Martinelli ayaa la filayaa inuu Seego kulanka xulkiisa Brazil ee wajahayaan xulka Peru sababo la xiriir...
14/10/2024

🚨𝗨𝗣𝗗𝗔𝗧𝗘: Gabriel Martinelli ayaa la filayaa inuu Seego kulanka xulkiisa Brazil ee wajahayaan xulka Peru sababo la xiriira dhaawac yar soo gaaray.

Martinelli ayaa shalay-toola maray tijaabo caafimaad waxaana la ogaaday in dhaawiciisa uusan aheen mid halis ah.[]

- Amiiro Gunners

🚨𝗚𝗼𝗼𝗱 𝗡𝗲𝘄𝘀: iLo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Bukayo Saka la filaayo in uu kamid noqdo Ciyaartoyda Arsena...
13/10/2024

🚨𝗚𝗼𝗼𝗱 𝗡𝗲𝘄𝘀: iLo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Bukayo Saka la filaayo in uu kamid noqdo Ciyaartoyda Arsenal ee wajahaya kooxda Bournemouth maalinta sabtida ah.✅

- Abdullahi Yasin

🚨Wararka sheegaayay in Ødegaard dhaawiciisa dib u dhac ku yimid wararkaas waxba k**a jiraan sida caadiga aheed wuxuu soo...
12/10/2024

🚨Wararka sheegaayay in Ødegaard dhaawiciisa dib u dhac ku yimid wararkaas waxba k**a jiraan sida caadiga aheed wuxuu soo laaban doonaa waqtigii loogu tala galay ee aheed bisha November sida aan kasoo xigtay xogtaan.{Sky Sports News}

- Luul Jaamac Xirsi

🚨𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Bukayo Saka ayaa ka tagay xerada tababarka xulka England wuxuuna ku laabtay kooxdiisa Arsenal si baaritaan lo...
12/10/2024

🚨𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Bukayo Saka ayaa ka tagay xerada tababarka xulka England wuxuuna ku laabtay kooxdiisa Arsenal si baaritaan loogu sameeyo dhaawaca soo gaaray. [ Sports News]

F.G: Dhaawaca Bukayo Saka ma ahan mid halis ah.

- Abdullahi Yasin

🚨Dhaawaca Saka soo gaaray ma ahan mid halis ah.🔴⚪✅waxaana la saari doonaa Scan si loo ogaado bad qabka caafimaadkiisa.[]...
11/10/2024

🚨Dhaawaca Saka soo gaaray ma ahan mid halis ah.🔴⚪✅waxaana la saari doonaa Scan si loo ogaado bad qabka caafimaadkiisa.[]

Yarkaan xulkiisa ma nasiiyaan sidoo kale Arteta ma na siiyo banooniga ayaa ka batay xitaa Bolton waala soo safay.😁waa yaabnay.....🔥

- Abdi Karin Caadil

🚨Ethan Nwaneri ayaa qarka u saaran inuu noqdo da'yarka seddexaad ee ugu mushaarka badan Premier League.17-sano jirkaan a...
11/10/2024

🚨Ethan Nwaneri ayaa qarka u saaran inuu noqdo da'yarka seddexaad ee ugu mushaarka badan Premier League.

17-sano jirkaan ayaa qarka u saaran in loo soo bandhigo qandaraas cusub oo shan sano ah.

Da,yarkaan ayaa usbuucii mushaar ahaan qaadan doono £60,000) [@Football Transfer]

Da,yar hibo leh waaye yarkaan waa on fire.🔴⚪

- Zamiir Maxamed Daacad

Adress

Stockholm
22STREET

Telefon

+252617058599

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Arsenal FC Somali News postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Arsenal FC Somali News:

Genvägar

Dela