Ciyaaro

Ciyaaro Ciyaaro.com kala soco wararka Ciyaaraha

Yaa Dabaaldeg Qurux Badan Galmudug iyo Hirshabelle.Galmudug Like ku MuujiHirshabelle Love ku muuji
28/01/2024

Yaa Dabaaldeg Qurux Badan Galmudug iyo Hirshabelle.

Galmudug Like ku Muuji

Hirshabelle Love ku muuji

Thomas Partey oo u sheegay Arsenal inuu doonayo inuu ka tago kooxda
08/11/2023

Thomas Partey oo u sheegay Arsenal inuu doonayo inuu ka tago kooxda

Thomas Partey ayaa lagu soo waramayaa inuu u sheegay Arsenal inuu doonayo inuu ka tago kooxda bisha January xilli ay xiiseyneyso kooxda reer Talyaani ee Juventus. Partey, oo 30 jir ah, ayaa si dhow loola xiriirinayay inuu ka tagayo waqooyiga London inta lagu guda jiro suuqii kala iibsiga xagaaga, wa...

Erik ten Hag oo Raphael Varane ku riixaaya in uu isaga tago kooxda hadii xiddiga reer France laga reebo shaxda kulanka c...
08/11/2023

Erik ten Hag oo Raphael Varane ku riixaaya in uu isaga tago kooxda hadii xiddiga reer France laga reebo shaxda kulanka caawa

Tababaraha Manchester United Erik ten Hag ayaa laga yaabaa inuu Raphael Varane ku riixo in uu isaga tago kooxda hadii xiddiga reer France laga reebo shaxda kulanka caawa ee champions League ay la ciyaari doonaan kooxda Copenhagen. Xiddiga reer France ayaa ka saaraya shaxda kulankii lugta h**e ee ka....

Pep Guardiola oo Shaaciyay Mudada uu maqnaan Doono John Stones
08/11/2023

Pep Guardiola oo Shaaciyay Mudada uu maqnaan Doono John Stones

Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in John Stones uu maqnaan doono muddo sababo la xiriira dhaawac muruqa ah oo ka soo gaaray kulankii Manchester City ay ka badisay Young Boys habeenkii Salaasada. Xiddiga reer England oo inta badan laga ciyaarsiiyay khadka dhexe iyo waliba daafaca waxana lagu badalay xid...

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Maanta Oo Arbaco ah Ah 07-da November
08/11/2023

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Iyo Wargeysyada Maanta Oo Arbaco ah Ah 07-da November

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad Maalin kasta kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Bournemouth ayaa diidi doonta qaab kasta oo ay kula soo wareegto daafaca Lloyd Kelly bisha Janaayo, iyadoo Tottenham, Liverpool, Newcastle iyo AC Milan ay dhamaantood isha ku haya...

Tababare Xavi oo ka hadlay guuldaradii kooxdiisa ka soo gaartay Shakhtar
08/11/2023

Tababare Xavi oo ka hadlay guuldaradii kooxdiisa ka soo gaartay Shakhtar

Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi ayaa ka hadlay guuldaradii kooxdiisa ka soo gaadhay Shakhtar kulan ka tirsanaa champions League. “Waxaan ku jirnaa waqti xun, waa arrin maskaxeed, waa nala xannibay,” Xavi ayaa yiri. “Kubada badan ayaan luminay, si fiican uma aanan weerarin, si fiican uma di...

Chelsea Mauricio Pochettino oo weerar ku qaaday tababarayaasha premier League
08/11/2023

Chelsea Mauricio Pochettino oo weerar ku qaaday tababarayaasha premier League

Tababaraha Kooxda Chelsea Mauricio Pochettino ayaa weerar ku qaaday tababarayaasha premier League ee VAR ugu yeedhay ceeb marka la qaato go’aanaday ka soo hor jeeda iyaga xilli uu ka hadlayo tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta. Tababaraha Arsenal ayaa aad uga carooday ka dib guuldaradii 1-0 ...

Frank lampard oo xaqiijiyey in uu isku dayay in uu Stamford Bridge keeno xiddiga reer England ee Jude Bellingham
07/11/2023

Frank lampard oo xaqiijiyey in uu isku dayay in uu Stamford Bridge keeno xiddiga reer England ee Jude Bellingham

Tababarihii h**e ee Chelsea ee Frank lampard ayaa xaqiijiyey in uu isku dayay in uu Stamford Bridge keeno xiddiga reer England ee Jude Bellingham ee wacdaraha ka dhigaya Real Madrid, ka hor intii aanu laacibkani tegin horyaalka waddanka Germany ee Bundesliga oo uu saddex sannadood u ciyaaray Borussi...

Xiriirka garsooreyaasha Ingiriiska ayaa shaaciyey xaakimka ay u doorteen ciyaarta adag ee Manchester City iyo Chelsea
07/11/2023

Xiriirka garsooreyaasha Ingiriiska ayaa shaaciyey xaakimka ay u doorteen ciyaarta adag ee Manchester City iyo Chelsea

Xiriirka garsooreyaasha Ingiriiska ayaa shaaciyey xaakimka ay u doorteen ciyaarta adag ee Manchester City iyo Chelsea ee Axadda, taas oo imanaysa usbuucyo laga qaylinayay go’aamada garsooreyaasha oo ay sii hadheeyeen ciyaarihii Tottenham vs Chelsea iyo Arsenal vs Newcastle United. Kooxda tababare ...

War deg Deg ah:Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go’aan weyn oo dhinaca suuqa ah oo uu shaaciyey tababare Ca...
07/11/2023

War deg Deg ah:Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go’aan weyn oo dhinaca suuqa ah oo uu shaaciyey tababare Carlo Ancelotti

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go’aan weyn oo dhinaca suuqa ah oo uu maanta shaaciyey tababare Carlo Ancelotti, kaddib hadal-hayn soo baxaysay usbuucyadii u dambeeyey oo sheegaysay in Los Blancos ay ciyaartooyo la saxeexan doonto bisha January. Carlo Ancelotti ayaa sheegay in ay alb...

Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray
07/11/2023

Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray

Waxa la soo afjaray kulamadii todobaadka ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh la ciyaaray sabtidii, Axadii iyo Isniintii. Kooxda Man City oo xasuuqday Bournemouth ayaa la wareegtay hogaanka horyaalka premier League. Dhinaca kale kooxaha Arsenal iyo Tottenham ayaa la kulm...

Manchester United oo go’aan adag ka qaadatay xiddiga reer England ee Jadon Sancho
07/11/2023

Manchester United oo go’aan adag ka qaadatay xiddiga reer England ee Jadon Sancho

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa go’aan adag ka qaadatay xiddiga reer England ee Jadon Sancho, waxaana laga saaray qolka WhatsApp-ka ee ay ku sheekaystaan ciyaartoyda kooxdaas, taas oo loo fahmay in ay soo gunaanadayso waqtigiisa Old Trafford. Tababare Erik ten Hag iyo shaqaalaha maamul...

Adress

Spånga

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Ciyaaro postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Ciyaaro:

Dela

Typ