Qoska iyo Ubadka

Qoska iyo Ubadka Halkaan waxaan ku soo dudbin Doonaa Arrimaha Ubadka

30/04/2021
13/03/2021

Zoom is the leader in modern enterprise video communications, with an easy, reliable cloud platform for video and audio conferencing, chat, and webinars across mobile, desktop, and room systems. Zoom Rooms is the original software-based conference room solution used around the world in board, confer...

01/03/2021

En föreläsning på Somaliska

Waxaa marti inoo ah 2021-03-13 L*l Ahmed oo ka shaqeysa Adeega Arrimaha bulshada waxa ay wax bixin naga siin doontaa Arrimaha caruurta, dhallinyarada iyo Qoyska

Ka soo qeyb galkaagu waa Muhiim

22/02/2021

Waxa uu la xiriiraa mawduucan kasmo nafeedka ubadka iyo Barbaarintooda (Child and Parenting Psychology) taas oo ay muhiim tahay in ay waalidiintu ku kobciyaan aqoonta barbaarineed, si ay inoogu soo baxaan ubad wanaagsan oo mustaqbal qurux badan yeesha.

Waxa la ogaaday, in habka barbaarinta ee waalidku u maro in uu ilmihiisa ku koriyo; ay saamayn ku yeelato Bulshada oo dhan, maaddaama barbaarintu ka soo bilaabanto Guriga!

22/02/2021

4-ta Nooc ee Waalidiinta iyo Saamaynta Barbaarintooda Ubadka!

Waxa uu la xiriiraa mawduucan kasmo nafeedka ubadka iyo Barbaarintooda (Child and Parenting Psychology)

taas oo ay muhiim tahay in ay waalidiintu ku kobciyaan aqoonta barbaarineed, si ay inoogu soo baxaan ubad wanaagsan oo mustaqbal qurux badan yeesha.

Waxa la ogaaday, in habka barbaarinta ee waalidku u maro in uu ilmihiisa ku koriyo; ay saamayn ku yeelato Bulshada oo dhan, maaddaama barbaarintu ka soo bilaabanto Guriga!

10/01/2021

Caruur wanaagsan hadaad rabto, fahan waaqica ay caruurtu ku korayso

03/01/2021

Mararka qaar waxaa fiican in qofku iska aamuso inti uu dadka u sheegi lahaa dareenkiisa

Sababtoo ah way ku sii keliya markii aad ogaato inay ku karaan laakiin aysan ku karin

03/01/2021

Barbaarinta caruurta waxay ka mid tahay hagaajinta bulshada iyo qaranka

01/01/2021

Tilmaamaha lagu yaqaan waanaagsan waxaa ka mid ah

1: Waa inuu yahay mid naxariis badan. ubadku waxa ay u baahanyihiin waalidnimo.

2: : waa in waalidku ilmihiisa cadaalad u sameeyo. Waa inaan loo kala eexan .

3: Waa inuu si wanaagsan ula dhaqmaa oo axsaan u sameeyaa.

4: Waa inuu yahay mid leh badan iyo samir

01/01/2021

Waa in naxariis badan loo mujiyaa Caruurta sida uu Rasuulku SCW ku yiri ninkii yiri wel
egay ma Shumin ilmo aan dhaley, oo Rasuulku SCW ugu jawaabey qofkaan naxariisan looma naxariisto.

29/12/2020

Badan Iyo Waxay Ku Ridaan Dhibaatooyin Ah

29/12/2020

Wax isu sheega iyo dooda wanaagsani waxa ay door wayn ka ciyaaraan ka hortaga iyo dawaynta khaladaadka ubadka

Adress

Malmö, Skåne Län
Malmö
21143

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Qoska iyo Ubadka postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela