Yasin Mohamed

Yasin Mohamed Ku soo dhawoow pagekaan oo aad kala socon doonto wararka kubadda cagta

Wax weyn maaha Hull City lee waaye waa soo laabaneynaa 😂😂
22/08/2026

Wax weyn maaha Hull City lee waaye waa soo laabaneynaa 😂😂

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee DR Congo, Mukau, ayaa yiri:“Ma jiray qorshe gaar ah oo lagu xakameeyo Cristiano Ronaldo? S...
18/06/2026

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee DR Congo, Mukau, ayaa yiri:

“Ma jiray qorshe gaar ah oo lagu xakameeyo Cristiano Ronaldo? Si daacad ah maya. Waan ognahay inuusan hadda ahayn sidii h**e. Wuu yara da’ weyn yahay hadda. Laakiin weli waa mid ka mid ah ciyaartoydii ugu waaweynaa taariikhda… ixtiraam weyn ayaan u haynaa isaga.”

11/06/2026

Hambalyo UEFA aya ku dhawaqday in Garaoore Cumar Artan qaban Doono finalka PSG vs Aston Villa

𝗗𝗘𝗚 𝗗𝗘𝗚 : Pep Guardiola ayaa ka tagi doona Manchester City dhamaadka xilli ciyaareedkan. 🚨
18/05/2026

𝗗𝗘𝗚 𝗗𝗘𝗚 : Pep Guardiola ayaa ka tagi doona Manchester City dhamaadka xilli ciyaareedkan. 🚨

Tottenham oo rabtay Nørgaard – Arsenal ayaa si lama filaan ah u ula wareegtay Nørgaard.Bartilmaameedka Spurs Eze – Arsen...
26/08/2025

Tottenham oo rabtay Nørgaard – Arsenal ayaa si lama filaan ah u ula wareegtay Nørgaard.

Bartilmaameedka Spurs Eze – Arsenal ayaa si degdeg ah ula wareegtay.

Tottenham ayaa isha ku haysa Hincapié – Arsenal ayaa hada heshiiska shaqsiga ah la gaartay

Tottenham oo ku guuleysatay Europa League
🗣️Arsenal: "Maya waxaas oo kale koob uma naqaano

Arsenal wax walba wey ka koobiyeysaa Spurs… marka laga reebo koobab ku guuleysiga.

Alexander Isak ayaa lagu soo waramayaa inuu ka guuray gurigiisa Newcastle isagoo sii wada inuu ku qasbo Newcastle u biir...
12/08/2025

Alexander Isak ayaa lagu soo waramayaa inuu ka guuray gurigiisa Newcastle isagoo sii wada inuu ku qasbo Newcastle u biirisiisa Liverpool 😳

Gyökares oo durba Goolkiisii ugu h**eeyay ee Arsenal dhaliyay
09/08/2025

Gyökares oo durba Goolkiisii ugu h**eeyay ee Arsenal dhaliyay

RASMI: Garnacho ayaa heshiiska shaqsiga la gaaray Kooxda Chelsea waa kooxda kaliya uu doonayo 💙Wuxuu diiday dalabyo ka y...
08/08/2025

RASMI: Garnacho ayaa heshiiska shaqsiga la gaaray Kooxda Chelsea waa kooxda kaliya uu doonayo 💙

Wuxuu diiday dalabyo ka yimid Talyaaniga, Jarmalka & Sucuudiga. Chelsea ayaa haatan wada xaajood Man United si heshiiskan uu u dhaco

𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈: Arsenal ayaa Saxiixa Victor Gyökeres sida qorshuhu yahay ku dhawaaqi doonto caawa 7-da fiidnimo saacada UK
26/07/2025

𝐑𝐀𝐒𝐌𝐈: Arsenal ayaa Saxiixa Victor Gyökeres sida qorshuhu yahay ku dhawaaqi doonto caawa 7-da fiidnimo saacada UK

🚨WAR DEG-DEG AH: Arsenal ayaa lagu wadaa inay maanta ku dhawaaqdo saxiixa Viktor Gyokeres.
26/07/2025

🚨WAR DEG-DEG AH: Arsenal ayaa lagu wadaa inay maanta ku dhawaaqdo saxiixa Viktor Gyokeres.

Adress

Jönköping

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Yasin Mohamed postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Genvägar

Dela

Typ