𝓐𝓵𝓝𝓐𝓢𝓢𝓡 𝓢𝓞𝓜𝓐𝓛𝓘 𝓕𝓐𝓝𝓢

𝓐𝓵𝓝𝓐𝓢𝓢𝓡 𝓢𝓞𝓜𝓐𝓛𝓘 𝓕𝓐𝓝𝓢 Halkan Waxaa Loo Aasasay Tageerayasha Alnassr iyo Tagerayasha Cr7

Saameynta  heshiiska uu Cristiano Ronaldo ugu biiray kooxda ka dhisan Sacuudiga ee Al-Nasr.Iyadoo Saameyntaas Ay Durba M...
31/12/2022

Saameynta heshiiska uu Cristiano Ronaldo ugu biiray kooxda ka dhisan Sacuudiga ee Al-Nasr.

Iyadoo Saameyntaas Ay Durba Muuqatay xitaa ka hor inta uusan xiddiga reer Portugal Soo Bandhigin funaanada kooxda Sacuudiga.

Taageerayaasha kooxda Sacuudiga ee Al-Nasr ee Instagram-ka ayaa sii laba jibaaray, kaddib markii lagu dhawaaqay heshiiska Ronaldo ay noqdeen 3.4 milyan oo taageere, iyadoo tirada ay weli sii kordhayso Saameynta Heshiiskaas, taasoo ka dhigan wax weyn oo Sacuudiga ku soo kordhinayo. Horyaalka iyo tallaabo cusub oo xirfadda Ronaldo ah.

Address

Riyadh
00966

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝓐𝓵𝓝𝓐𝓢𝓢𝓡 𝓢𝓞𝓜𝓐𝓛𝓘 𝓕𝓐𝓝𝓢 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category