Sports Report House

Sports Report House Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sports Report House, Sport & recreation, Jeddah.

♠️Genoa 1️⃣-1️⃣ JuventusJuventus ayaa Barbaro 1:1 Ah La Mari Wayday Naadiga Genoa iyagoo Lumiyay Fursad ay Hogaanka Uga ...
16/12/2023

♠️Genoa 1️⃣-1️⃣ Juventus

Juventus ayaa Barbaro 1:1 Ah La Mari Wayday Naadiga Genoa iyagoo Lumiyay Fursad ay Hogaanka Uga Sii qaban Lahaayeen Inter milan

Fulltime: Redstar 2:3 Manchester City Manchester City ayaa Noqotay Kooxdii 2aad Ee Soo Gudubta Champions league Xilli Ci...
13/12/2023

Fulltime: Redstar 2:3 Manchester City

Manchester City ayaa Noqotay Kooxdii 2aad Ee Soo Gudubta Champions league Xilli Ciyaareedkan iyagoon Wax Dhibco ah Lumin 6dii Kulan Ee Wareega Groupyada Ka dib Realmadrid🔥🔥

The magician of the corner kick. 🎯
13/12/2023

The magician of the corner kick. 🎯

Victor Osimeh ayaa ku guuleystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican Afrika oo ay bixiyaan xiriirka qaaradda Afrika (CAF).
12/12/2023

Victor Osimeh ayaa ku guuleystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican Afrika oo ay bixiyaan xiriirka qaaradda Afrika (CAF).

Klopp"Waxa jiray ciyaartooyo kubad burburiyayaal ah oo diiday in ay nagu soo biiraan balse waad aragta waxa dhacay, Nasi...
12/12/2023

Klopp"Waxa jiray ciyaartooyo kubad burburiyayaal ah oo diiday in ay nagu soo biiraan balse waad aragta waxa dhacay, Nasiib ayaanu ku leenahay Runtii waayo maanu ogeyn in sidaas wax noqonayaan"

▪︎Maanta Oo Kale 1sano ka Hor Morocco ayaa noqotay Qarankii Ugu Horeeyay Ee African ah Ee usoo gudba Semi Final ka Koobk...
11/12/2023

▪︎Maanta Oo Kale 1sano ka Hor Morocco ayaa noqotay Qarankii Ugu Horeeyay Ee African ah Ee usoo gudba Semi Final ka Koobka aduunka

🔘 Barcelona, ​​Liverpool & Arsenal ayaa xiiseynaya da'yarka Juventus Kenan Yildiz.
10/12/2023

🔘 Barcelona, ​​Liverpool & Arsenal ayaa xiiseynaya da'yarka Juventus Kenan Yildiz.

Frankfurt ayaa Si Kal iyo laab ah Ugu kala Baxday Bayern Munech Oo marti ugu Ahayd Gurigeeda, Kulan Ka Tirsana Horyaalka...
09/12/2023

Frankfurt ayaa Si Kal iyo laab ah Ugu kala Baxday Bayern Munech Oo marti ugu Ahayd Gurigeeda, Kulan Ka Tirsana Horyaalka Beeralayda🔥

FT: Juventus 1-0 Napoli Federico Gatti ayaa mar kale dhaliyay goolka guusha iyadoo Bianconeri ay 1-0 ku garaacday Napoli...
09/12/2023

FT: Juventus 1-0 Napoli
Federico Gatti ayaa mar kale dhaliyay goolka guusha iyadoo Bianconeri ay 1-0 ku garaacday Napoli ciyaar ka dhacday Allianz Stadium. Juventus ayaa Si Kumeel gaadh ah U qabatay Hogaanka Horyaalka Talyaaniga ⚪️⚫️

Jariirda as ayaa maanta coverkeeda ka dhigtay (Davies wuu dalbanaya) iyaga oo sheegay in Daafacani ka dalbanayo Bayern m...
07/12/2023

Jariirda as ayaa maanta coverkeeda ka dhigtay (Davies wuu dalbanaya) iyaga oo sheegay in Daafacani ka dalbanayo Bayern mushaahr 15 million gaadhaya si uu u saxeexo qandaraas cusub wixii ka danbeeya 2025 Xilli aad Loola Xidhiidhinayo Naadiga Realmadrid

🔵 Manchester City ayaa La Garaacay 4 Kulan Oo Uu Rodri ka Maqna Xilli Ciyaareedkan• 1-0 loss to Newcastle • 2-1 loss to ...
07/12/2023

🔵 Manchester City ayaa La Garaacay 4 Kulan Oo Uu Rodri ka Maqna Xilli Ciyaareedkan

• 1-0 loss to Newcastle
• 2-1 loss to Wolves
• 1-0 loss to Arsenal
• 1-0 loss to Aston Villa

…no Rodri, no party.🫤

▪︎Imaanshaha Vitor Roque waxay si weyn ula micno tahay bixitaanka Ferran Torres (Mundo Deportivo)
07/12/2023

▪︎Imaanshaha Vitor Roque waxay si weyn ula micno tahay bixitaanka Ferran Torres (Mundo Deportivo)

Address

Jeddah

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sports Report House posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sports Report House:

Share