Jaaliyada Soomaalida Sportiga Qatar

Jaaliyada Soomaalida Sportiga Qatar Jaaliyada Somalia Sports & Culture

โœ…FIFA Arab World Cup, Qatar 2025๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฒOman 0-0 Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฒ Oman wins on penalties (4-2)Shacabka Somaliyeed ee ku nool Dalka...
28/11/2025

โœ…FIFA Arab World Cup, Qatar 2025

๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฒOman 0-0 Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฒ Oman wins on penalties (4-2)

Shacabka Somaliyeed ee ku nool Dalka Qatar way soo boox dhaafiyeen garoonka wayna ku MAHADSANYAHIIN

ุนุธู… ุงู„ู„ู‡ ุฃุฌุฑูƒู… ูˆุฃุญุณู† ุนุฒุงุกูƒู… ูˆุบูุฑ ู„ู…ูŠุชูƒู… ูˆุงุณูƒู†ู‡ ูุณูŠุญ ุฌู†ุงุชู‡ ูˆุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู‡ ูˆุงุฑุญู…ู‡ ูˆุนุงูู‡ ูˆุงุนู ุนู†ู‡ ...
22/08/2025

ุนุธู… ุงู„ู„ู‡ ุฃุฌุฑูƒู… ูˆุฃุญุณู† ุนุฒุงุกูƒู… ูˆุบูุฑ ู„ู…ูŠุชูƒู… ูˆุงุณูƒู†ู‡ ูุณูŠุญ ุฌู†ุงุชู‡ ูˆุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู‡ ูˆุงุฑุญู…ู‡ ูˆุนุงูู‡ ูˆุงุนู ุนู†ู‡ ูˆุฃูƒุฑู… ู†ุฒู„ู‡ ูˆูˆุณุน ู…ุฏุฎู„ู‡ ูˆุงุบุณู„ู‡ ุจุงู„ู…ุงุก ูˆุงู„ุจุฑุฏ ูˆุงู„ุซู„ุฌ ูˆู†ู‚ู‡ ู…ู† ุงู„ุฎุทุงูŠุง ูƒู…ุง ูŠู†ู‚ู‰ ุงู„ุซูˆุจ ุงู„ุฃุจูŠุถ ู…ู† ุงู„ุฏู†ุณ ูˆุซุจุชู‡ ุนู†ุฏ ุงู„ุณุคุงู„ ูˆุงุฌุนู„ ู‚ุจุฑู‡ ุฑูˆุถุฉ ู…ู† ุฑูŠุงุถ ุงู„ุฌู†ุฉ.

ุจุงุณู…ูŠ ูˆุจุงุณู… ุฌู…ูŠุน ุงู„ุนุงู…ู„ูŠู† ููŠ ุณูุงุฑุฉ ุฌู…ู‡ูˆุฑูŠุฉ ุงู„ุตูˆู…ุงู„ ุงู„ููŠุฏุฑุงู„ูŠุฉ ููŠ ุงู„ุฏูˆุญุฉุŒ ุฃุชู‚ุฏู‘ู… ุจุฎุงู„ุต ุงู„ุนุฒุงุก ูˆุตุงุฏู‚ ุงู„ู…ูˆุงุณุงุฉ ุฅู„ู‰ ุฃุณุฑุฉ ูู‚ูŠุฏู†ุง ุงู„ูƒุจูŠุฑุŒ ุงู„ุณููŠุฑ ุงู„ุฃุณุจู‚ ุงู„ุฃุณุชุงุฐ/ ุดุฑูŠู ู…ุญู…ุฏ ุนู…ุฑุŒ ุงู„ุฐูŠ ุงู†ุชู‚ู„ ุฅู„ู‰ ุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ุชุนุงู„ู‰ ููŠ ุงู„ุฏูˆุญุฉ ุจุนุฏ ุตุฑุงุน ุทูˆูŠู„ ู…ุน ุงู„ู…ุฑุถ. ู„ู‚ุฏ ุฎุณุฑู†ุง ุจุฑุญูŠู„ู‡ ุนู„ู…ุงู‹ ู…ู† ุฃุนู„ุงู… ุงู„ุฏุจู„ูˆู…ุงุณูŠุฉ ุงู„ุตูˆู…ุงู„ูŠุฉ ูˆุฑุฌู„ุงู‹ ูƒุฑู‘ุณ ุญูŠุงุชู‡ ู„ุฎุฏู…ุฉ ูˆุทู†ู‡ ูˆู…ุฌุชู…ุนู‡. ุฅู†ู†ุง ุฅุฐ ู†ุดุงุฑูƒ ุฃุณุฑุชู‡ ุงู„ูƒุฑูŠู…ุฉ ุฃุญุฒุงู†ู‡ุงุŒ ู„ู†ุณุฃู„ ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุนู„ูŠ ุงู„ู‚ุฏูŠุฑ ุฃู† ูŠุชุบู…ุฏู‡ ุจูˆุงุณุน ุฑุญู…ุชู‡ ูˆูŠุณูƒู†ู‡ ูุณูŠุญ ุฌู†ุงุชู‡ุŒ ูˆุฃู† ูŠู„ู‡ู… ุฃุณุฑุชู‡ ูˆู…ุญุจูŠู‡ ูˆุฒู…ู„ุงุกู‡ ููŠ ุงู„ุณู„ูƒ ุงู„ุฏุจู„ูˆู…ุงุณูŠ ุฌู…ูŠู„ ุงู„ุตุจุฑ ูˆุญุณู† ุงู„ุนุฒุงุก. ูˆุฅู†ู‘ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ู‘ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†.

ุงู„ุฏูƒุชูˆุฑ/ู…ู…ุฏ ุฃุญู…ุฏ ุดูŠุฎ ุนู„ูŠ
ุณููŠุฑ ุฌู…ู‡ูˆุฑูŠุฉ ุงู„ุตูˆู…ุงู„ ู„ุฏู‰ ุฏูˆู„ุฉ ู‚ุทุฑ

Legend yaa qaban karo say Masha Alah
12/07/2025

Legend yaa qaban karo say Masha Alah

11/07/2025
Garoonka maalin JIMCADA  11/07/2025 LAGU QABANAYO XUSKA 1 LUULYO MAALINTA  XURIYADA 2025
09/07/2025

Garoonka maalin JIMCADA 11/07/2025 LAGU QABANAYO XUSKA 1 LUULYO MAALINTA XURIYADA 2025

** *OGAYSIIS***Dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed ee Dalka Qatar waxaa la ogaysiinayaa in maalinta *JIMCADA* *11/07/2025*  la...
07/07/2025

** *OGAYSIIS***
Dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed ee Dalka Qatar waxaa la ogaysiinayaa in maalinta *JIMCADA* *11/07/2025* la qabanayo xuska 1 Luulyo maalinta xoriyada Somaaliyeed oo ay qabanayan Bahda Sportiga jaalliyada ,labo ciyaar baa dhacayso
mida koowad labo koox oo odayaasha JILIB CULUS
Mida labaad labo koox oo xulka sportiga jaaliyada
Waxaana lagu qabanayaa QATAR SPORTS CLUB 4PM galabnimo , xubnaha Safarada oo uu ugu horeeyo safirka iyo gudiga jaalliyada way ku casuman yahiin .
*Ka soo qayb gal wanaagsan

Maanta Xuriyad 01/07/2025
07/07/2025

Maanta Xuriyad 01/07/2025

Waxaan hoygiisa ku booqanay Aniga  iyo Gudoomiya Naadiga Horseed Dr Mahamed Ahmed  iyo gudoomiya gudiga Sports ee Yaman ...
15/04/2025

Waxaan hoygiisa ku booqanay Aniga iyo Gudoomiya Naadiga Horseed Dr Mahamed Ahmed iyo gudoomiya gudiga Sports ee Yaman Mudane Mahamed Aljacbal legend hassan Afif halkaas oo uu soo dhawayn fican nogu sameeyay

The Somali Empowerment Sports Club (SESC) ayaa waxaa booqashu ugu tagay Safirka Somaaliya ee Dallas Qatar Mudane Doodish...
05/04/2025

The Somali Empowerment Sports Club (SESC) ayaa waxaa booqashu ugu tagay Safirka Somaaliya ee Dallas Qatar Mudane Doodishe iyo Gudooniya Jaaliyada Mr Ali Askar iyo bahda sportiga Qatar

02/04/2025

Address

Umm Ghwalina
Doha

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaaliyada Soomaalida Sportiga Qatar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share