SYL Team Bosaso

SYL Team  Bosaso Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SYL Team Bosaso, Sports Team, Karachi.

SyL foot club guuleysta dhalinyaro dhamantiin⚽️🙏
15/02/2023

SyL foot club guuleysta dhalinyaro dhamantiin⚽️🙏

Liipan Hapeep mahamud No 4   Mid ka mid ah Laf dhabarta nadiga faca weynSYL Team Bosaso waa mid uu hibe alleh u siiyey G...
05/05/2022

Liipan Hapeep mahamud No 4
Mid ka mid ah Laf dhabarta nadiga faca weyn
SYL Team Bosaso waa mid uu hibe alleh u siiyey Gedan waxa Lagu tilmaami Karaa kuwaatarihi ugu ficnaa nadiga syl ama xafada《sandaqadaha》soo marey waa mid ay ku deydaan jiilka ka danbeya waa mid dar dar geliya weerar yahanada ka soo hor jeeda Liiban akram⚽️👏
Bowe mustaqbal wanaagzan ku Rajeyn⚽️👏

Camar Abdalle mire7️⃣ wa mid kamida Laf dhabarta nadiga  faca weyn SYL Team  Bosaso  ( SANDAQADAHA) waa ciyaar yahan mar...
20/04/2022

Camar Abdalle mire7️⃣ wa mid kamida Laf dhabarta nadiga faca weyn SYL Team Bosaso ( SANDAQADAHA) waa ciyaar yahan marka u dhelayo dawashadiza ey ku raaxeystan kuwa ka so horjeda waxa u qayba weyn ama Lafdhabar ka yahy syl team bosso
Abdalle mire Caga Dahab⚽️🙏
Muztaqbal wanaagzan Bowe Qli⚽️🙏

New pictures SYL Team  Bosaso   Horey usocod dhalinyaro Bender Qasim studium
25/03/2022

New pictures SYL Team Bosaso
Horey usocod dhalinyaro
Bender Qasim studium

New Dress     Team BosasoDhaLinyaro Horey u socod baa ino BaLana⚽️🙏
05/02/2022

New Dress
Team Bosaso
DhaLinyaro Horey u socod baa ino BaLana⚽️🙏

Kuwii ugu wanagzana jiiLkoDa⚽️   SYL Team  Bosaso  Horey u socod baa ino baLana DhaLinyaro⚽️🙏
19/09/2021

Kuwii ugu wanagzana jiiLkoDa⚽️
SYL Team Bosaso
Horey u socod baa ino baLana DhaLinyaro⚽️🙏

NEw pictures SYL Team  BosasoDhaLinyaro Horey u socod baa ino BaLana⚽️🙏
04/06/2021

NEw pictures
SYL Team Bosaso
DhaLinyaro Horey u socod baa ino BaLana⚽️🙏

Bream Abdalla Farah Isse  mid ka mid Laf Dhabarta NadiGa faca weyn SYL Team  Bosaso kani  waa plyer ku xamsaha Lugta mid...
13/05/2021

Bream Abdalla Farah Isse mid ka mid Laf Dhabarta NadiGa faca weyn SYL Team Bosaso kani waa plyer ku xamsaha Lugta midig kana dheL Positionka khadka Dhaxa Waa mid markii Ey Dadka Dawanaya aad u cajibey Qofkii Garon LagaLa io kan Dawanya waa Qurxiye aad u wanagzan marku Garonka ku jiro Bream Abdalle farah waa mid jeceL dhaLintiza io NadiGiza faca weyn Ee Syl waa mid mar walpa Taabta shabaqa GoaLka nadiGa kle ee ka so horjeda hdaba Kan plyer Lama dhihi karo waa FarxiyaHa DhaLintiiza
Badana DhaLinTiiZu waxay u yaqanan 《sixiroLaha kamaL DariGa》
Bowh muztaqBaL wanagzan ku rajeynaya i.a
EiD mubarak all muslim🥰👏

Apdinaasir Mohamed Jamac 3️⃣  Waa xirfadle cajib aH waa Laf Dhabarta nadiga Faca weyn Ee SYL Team  BosasoWaa ciyar yahan...
17/01/2021

Apdinaasir Mohamed Jamac 3️⃣
Waa xirfadle cajib aH waa Laf Dhabarta nadiga Faca weyn Ee SYL Team Bosaso
Waa ciyar yahan marka u DheLayo daawazhadiza ay ku raxayztan kuwa ka so horjeDa wuxu Qayb wayn ka Yahy ama Lafdhabar u yahy nadiGa faca weyn ee Team SYL
MustaqBaL wanagzan ku rajeynaya Powh⚽️🙏

26/12/2020

WELCOME NADIGA FACWEYN E SYL DHALINYARO XAGAN NAGALA SOCDA 👏

Address

Karachi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SYL Team Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category