OneBarca Somali Fans

OneBarca Somali Fans Waa pageka taagerayaasha kooxda Barcelona

Kooxda Waxey Kujirta Waqti Adag Waa In Loo Sabraa Macalin Xavi Wuxuu Uyimid Inuu Soo Dhiso Koox Cusub Waqti Ayee Ubaahan...
10/12/2021

Kooxda Waxey Kujirta Waqti Adag Waa In Loo Sabraa Macalin Xavi Wuxuu Uyimid Inuu Soo Dhiso Koox Cusub Waqti Ayee Ubaahantahay Waana Lahubaa Barca Wey Soo Laaban Doontaa 🤘.

Hambalyo Pedri da'yarka ugu fiican kubada cagta.
30/11/2021

Hambalyo Pedri da'yarka ugu fiican kubada cagta.

Xavi "De Jong muhiim ayuu inoo yahay wuuna joogayaa"
27/11/2021

Xavi "De Jong muhiim ayuu inoo yahay wuuna joogayaa"

Kulankaas waa nagu waajib inaan badino Bayern tabarteed haku tashato 💪.
24/11/2021

Kulankaas waa nagu waajib inaan badino Bayern tabarteed haku tashato 💪.

Xidigaha caawa kusoo bilaabanaya 🔵🔴.
23/11/2021

Xidigaha caawa kusoo bilaabanaya 🔵🔴.

Golder Boy star Pedri ⭐️.Faciis kaweyne 🤘
23/11/2021

Golder Boy star Pedri ⭐️.

Faciis kaweyne 🤘

23/11/2021

Macalimoo Xavi oo la tababaranaya ciyaartoyda Barca 💪.
Tiki Taka waa soo laabatay 🤘

Barca waa soo laabatay aan kuraaxeysano saaxiibayaal pageka kusoo yaaca 👍
23/11/2021

Barca waa soo laabatay aan kuraaxeysano saaxiibayaal pageka kusoo yaaca 👍

Address

Barcelona Street
Bacoor
4102

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OneBarca Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category