Blues Somali Fans

Routebeschrijving Contact opnemen met het bedrijf

Blues Somali Fans Contactgegevens, kaart en routebeschrijving, contactformulier, openingstijden, diensten, beoordelingen, foto's, video's en aankondigingen van Blues Somali Fans, Sportclub, Bartokstraat 328, Tilburg.

Hambalyo wiilasheen somalia under 17 πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄βœŠοΈβœŠοΈβœŠοΈβœŠοΈ
17/10/2026

Hambalyo wiilasheen somalia under 17 πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄βœŠοΈβœŠοΈβœŠοΈβœŠοΈ

hambalyo chelsea oo kulankaan adag guul gaadhay sidoo kale neto oo maanta kooxda dusha saartay sidoo kale goolhaye marti...
17/10/2026

hambalyo chelsea oo kulankaan adag guul gaadhay sidoo kale neto oo maanta kooxda dusha saartay

sidoo kale goolhaye martines oo dhawac halis ah soo gaadhay waxana rajaynaya inuuna noqon dhaawac dheer

hambalyo dhamaan blues

πŸš¨πŸ”΅Chelsea ayaa la filayaa inay dib ugu soo laabato Alex Scott bisha Janaayo.()
15/10/2026

πŸš¨πŸ”΅Chelsea ayaa la filayaa inay dib ugu soo laabato Alex Scott bisha Janaayo.

()

chelsea ayaa lala xidhiidhinaya laba qad dhexe suuqa soo wocda waana barrios iyo Scott lakiin adiga ahaan kee qaadan lah...
14/10/2026

chelsea ayaa lala xidhiidhinaya laba qad dhexe suuqa soo wocda waana barrios iyo Scott lakiin adiga ahaan kee qaadan lahayd aad keeni lahayd kooxda

barrios. scott. coment ka sheeg

πŸ”΅ MoisΓ©s Caicedo vs Bournemouth:🎯 96% pass accuracyπŸš€ 2/2 accurate long balls β€” 100%πŸ’ͺ 3/4 tackles wonβš”οΈ 7/10 ground duels...
10/10/2026

πŸ”΅ MoisΓ©s Caicedo vs Bournemouth:

🎯 96% pass accuracy
πŸš€ 2/2 accurate long balls β€” 100%
πŸ’ͺ 3/4 tackles won
βš”οΈ 7/10 ground duels won
πŸ›‘οΈ 9 defensive contributions
🧱 3 clearances
πŸ’¨ 11 carries

CAICEDO IS BACK! What a performance from the Ecuadorian. πŸ”΅πŸ”₯

🚨 𝐇𝐓: 𝐂𝐇𝐄𝐋𝐒𝐄𝐀-ππŽπ”π‘ππ„πŒπŽπ”π“π‡ 𝟐-𝟎πŸ”₯πŸ”₯
10/10/2026

🚨 𝐇𝐓: 𝐂𝐇𝐄𝐋𝐒𝐄𝐀-ππŽπ”π‘ππ„πŒπŽπ”π“π‡ 𝟐-𝟎πŸ”₯πŸ”₯

Safka Chelsea ee kulanka BournemouthCole Palmer, Joao Pedro iyo Morgan Rogers Caicedo βœ…οΈ
10/10/2026

Safka Chelsea ee kulanka Bournemouth

Cole Palmer, Joao Pedro iyo Morgan Rogers Caicedo βœ…οΈ

palmer oo kooxda qandaraaska u  kordhiyay yarkan chelsea ayuu mustaqbalkiisa u hibeyay ayaa la odhan karaa ice cold Badi...
10/10/2026

palmer oo kooxda qandaraaska u kordhiyay yarkan chelsea ayuu mustaqbalkiisa u hibeyay ayaa la odhan karaa ice cold

Badiashile Adrabioyo

πŸš¨πŸ”΅ WAR DEGDEG AH: Chelsea ayaa hadda hoggaaminaysa tartanka saxiixa Alex Scott! βœ…Chelsea ayaa weli si weyn u doonaysa xi...
04/10/2026

πŸš¨πŸ”΅ WAR DEGDEG AH:

Chelsea ayaa hadda hoggaaminaysa tartanka saxiixa Alex Scott! βœ…
Chelsea ayaa weli si weyn u doonaysa xiddiga khadka dhexe ee Bournemouth, Alex Scott, iyadoo Arsenal iyo Liverpool ay sidoo kale xiisaynayaan. Chelsea horey ayay uga gudbisay Bournemouth dalab Β£64m ah, balse waa la diiday

πŸ”΅ Xabi Alonso ayaa Scott u arka bartilmaameed muhiim ah oo khadka dhexe ah.
πŸ‘€ Arrintan waxay si gaar ah u xoogaysatay kadib bixitaankii Enzo FernΓ‘ndez.

03/10/2026

Adres

Bartokstraat 328
Tilburg
5011JD

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Blues Somali Fans nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact Opnemen Met Het Bedrijf

Stuur een bericht naar Blues Somali Fans:

Snelkoppelingen

Delen

Categorie