Mohammed Omar

Mohammed Omar Mohamed Omar A senior Radio and TV journalist, the editor in Chief of Mohamed Yuumbi Media, and outstanding commentator

Balotteli🗣️hadii aan joogi lahaa booska Mbappe kaas oo u dhowaa marka Vinicius la caayayay…Prestianni waxan jabin lahaa ...
23/02/2026

Balotteli🗣️hadii aan joogi lahaa booska Mbappe kaas oo u dhowaa marka Vinicius la caayayay…

Prestianni waxan jabin lahaa afka waan ogahay waaley ganaaxi lahaa red Crad lai siin lahaaa lacago leygu ganaaxi lahaaa..

Wariyaha adigo dacwad kidibn karaa maxa u gacan qaadee..?

Balotteli 🗣️inaan cawasho gudbiyo waxna masoo kordhineso hada imisa jeer baad aragtay oo Vinicius cawanaayo yaa wax u qabtay…

Gacan qaadka aan sameynaayo waa wax cadaalad ah waxan ogahay in Uefa iyo Fifa cadaalad ka heli doonin sidaa darteed cadaalada gacantey ku raadsan lahaaa..

Balotteli hada kahor xariif daanyeer ku tilmaamay ayuu istaaga ka riday ma kaftamo yarkaan..😂

Vinicius talaa la siiyay koleey hadalka Balotteli wuxu la micno yahay viniyow calaacalka jooji kii daanyeer ku dhahaa afka jabi 🙆🏿‍♀️🙈

21/02/2026

VLOG WAALI AH SUUQA UGU WEEYN HOLLAND

14/02/2026

WAA SIDE HABEENKII MUQDISHO

06/02/2026

SAFAR QARSOODI AH OO AAN KU TAGAY DALKA..

03/02/2026

Goor dhow

29/01/2026

Sheeko xiiso badan part 1

Tahriiba Wanaagsanada 😂😂
22/01/2026

Tahriiba Wanaagsanada 😂😂

20/01/2026

Goor dhow vlog Muqdisho

16/01/2026

Saakay iyo muqdisho

29/12/2025

Weey dhacda 😂😂

📰✍🏽Feeryahanka Anthony Joshua oo Isbuucii h**e feerkii uu ku guuleystay ka sameeyay in ka badan $90 million ayaa maanta ...
29/12/2025

📰✍🏽Feeryahanka Anthony Joshua oo Isbuucii h**e feerkii uu ku guuleystay ka sameeyay in ka badan $90 million ayaa maanta waxaa uu Nigeria ku galay shil gaari oo ay ku geeriyoodeen laba qof oo aad ugu dhawaa, Saaxiibkiina iyo personal trainer-kiisa.

Adduunyo wax laga qaadi maayo qaarumadama allaha noo hagaajiyo ✌🏾

29/12/2025

Xaaji Muuse Suudi war maba dhibaayo 😂😂😂

Adres

Rotterdam
3013

Openingstijden

Maandag 09:00 - 17:00
Dinsdag 09:00 - 17:00
Woensdag 09:00 - 17:00
Donderdag 09:00 - 17:00
Vrijdag 09:00 - 17:00
Zaterdag 09:00 - 17:00
Zondag 09:00 - 17:00

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Mohammed Omar nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen