Somali Sport Netherlands

Somali Sport Netherlands waa dhalin yarada sport ga kubada cagta holland

Asc aqayaarteen qaaliga ah hadana waa koobka hirda iyo wadankan nadarlland waxaa sugnaaba waa cidi sanadkan ruxi leheed
27/05/2016

Asc aqayaarteen qaaliga ah hadana waa koobka hirda iyo wadankan nadarlland waxaa sugnaaba waa cidi sanadkan ruxi leheed

Asc aqyaarteena ku taxan barnaamijkeena sport cawa waxaan kusoqadan doonaa naadiga caanka ah ee (FC forst)Oo maata oo ji...
31/10/2015

Asc aqyaarteena ku taxan barnaamijkeena sport cawa waxaan kusoqadan doonaa naadiga caanka ah ee (FC forst)
Oo maata oo jimco eheed tariiqduna ku beeg need 31/10/2015 gudumiyahooda ama ugaaska xasan carabeey ku gudoon siinayay agab sport ugana qeebiyay dhaman naadiga gurigiisa

Aqristayaa sheena qiima ha badanoow cawa waxaan kusooqadan donaa barnaamijkeena isporti Timaka   ooshalay laqeeb galayay...
26/10/2015

Aqristayaa sheena qiima ha badanoow cawa waxaan kusooqadan donaa barnaamijkeena isporti Timaka ooshalay laqeeb galayay ( ) iyo natoojadi eey kagareen ayagoo da daal badan sameeyay balse nasiibka ayaa ka hiiliyay aygoo ku hareen meel aad uwanaagsna

25/10/2015

Helmond vs fijgel 3=0

25/10/2015

Eindhoven vs uden. ooku idlaatay 0=0

Kana waa kabtanka naadiga helmond cumar gaajo
25/10/2015

Kana waa kabtanka naadiga helmond cumar gaajo

Xidiga naadiga helmond cabdi shakuur
25/10/2015

Xidiga naadiga helmond cabdi shakuur

Kahor intaan labilaabin ciyaarta iyo alamiitadi naadiga helmond
25/10/2015

Kahor intaan labilaabin ciyaarta iyo alamiitadi naadiga helmond

Nuur laki oo shalay wacadaro aan loo maleenkarin kadhigay cupka ismaciil xayoow
25/10/2015

Nuur laki oo shalay wacadaro aan loo maleenkarin kadhigay cupka ismaciil xayoow

Nadiga valkensvaard oo shalay wacdaro kadhigay ayaga iyo macalinkooda cupka ismaciil xawooy ahaana nadiga ucad cadaa qaa...
25/10/2015

Nadiga valkensvaard oo shalay wacdaro kadhigay ayaga iyo macalinkooda cupka ismaciil xawooy ahaana nadiga ucad cadaa qaadiska cup kaasi

25/10/2015

Asc dhamaan asxaabteena nagu xiran barnamijkeena ciyaarah waa anigoo sanka ah oonasiib uyeeshay lacibka nuurlaki inaa wareesi layeesho (cup) ki shalay 24/10/2015

24/10/2015

Subax wanaagsan taxanayaasha barnaamijkeen sport goor dhaw sacadubmarkeey thy 9:30 subaxnimo waxaa inoo bilaaban doona (Gap ka ismaciil xayoow) oo lagu qaban doono wadanka holland gaar ahaan magaalada waxaana sitoos inoogu sootabin doona wariyeena kaasoo mar walba ku hoolan siduu uqan cinlahaa dadweenaheena somaliyeed kuwa xiseeya sportiga

Adres

Reusel
5541AP

Telefoon

0685076808

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Somali Sport Netherlands nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen