Somalia Futsal Team

Somalia Futsal Team These events serve as a platform to connect diverse communities

The Somalia Futsal Association actively participates in international football and futsal tournaments while organizing annual holiday events that blend sports, travel, and cultural exchange.

Team Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด in Licata , Italy ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น
03/09/2026

Team Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด in Licata , Italy ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น

Licata Italy ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น
03/09/2026

Licata Italy ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น

18/07/2026
A historic moment in Licata, Sicily, Italy ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น for the first time, 80 Somalis traveled together for tourism and sports, u...
21/05/2026

A historic moment in Licata, Sicily, Italy ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น for the first time, 80 Somalis traveled together for tourism and sports, uniting people from 10 countries across Europe, North America, the Middle East, and Somalia.๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Masha Allah

Sawiro: Wacdaraha Ciyaraaha CopaDelMar oo sanadkaan ka dhacay
14/05/2026

Sawiro: Wacdaraha Ciyaraaha CopaDelMar oo sanadkaan ka dhacay

Copa del mar 2026 in Licata Italy ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น
11/05/2026

Copa del mar 2026 in Licata Italy ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น

11/05/2026

Kalmadii Abukar Shaash & Ibrahim Galbeeti ay ka jeediyeen kulankii Soomaalida ee Licata

11/05/2026

Run ahaantii anigoo daalan oo subixii sida u kacey oo marna Xeebta legends kula jimicsado, barqadii cayaaraha aan ka qeyb galo,galabtii aan wareeg u aadno tuulooyin ayaa waxaa fiidkii is aragney Axoow oo iisheegay in Licata aan u raaco fiidkii .
Balse Casho sharaf iyo mahadnaq lama filaan ah ayay igu sameeyeen Walaal Suleyman Salaan Axoow iyo Walaal CabdiQani Salaad, taas oo ka dhacday maqaayadda caanka ah ee Trattoria Donna Rosa oo ku taalla bartamaha magaalada Licata ee Dalka Italy ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น

Ugu dambeyntii aad iyo aad ayay ii farxad galineysa in Shaqadii iyo Howshii aan u istaagey in laga mahadcelinaayo taasi waxay marqaati ka tahey nolasha iyo ilbaxnimadiina ee Jazakallah saaxiibayaal , howshatan meel dheer inay gaarto ilaa Soomaaliya rajeynayaa mustaqbalka Insha Allah .

11/05/2026

Kalmadii Khalid Cabdalla Faadil uu ka jeediyay kulankii Soomaalida ee Licata

11/05/2026

Kalmadii Legend Mohamed Ismaaciil Cali uu ka jeediyay kulankii Soomaalida ee Licata

Adres

Nijmegen

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Somalia Futsal Team nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Somalia Futsal Team:

Snelkoppelingen

Delen