Hassan faaid football Page

Hassan faaid football Page KALASOCO FALAAQAYNTA CIYAARAHA CAALAMKA IYO DHACDOOYINKA SPORTSKA ❤️⚽️🏆🥇💯

Manchester city  ma waxay rabtaa in ay la wareegto hogaanka horyaalka liverpool se maxaa ka qaldan  Salah maku saxnaa in...
07/12/2025

Manchester city ma waxay rabtaa in ay la wareegto hogaanka horyaalka liverpool se maxaa ka qaldan Salah maku saxnaa in uu qunbulad ku dhex tuuro kooxdiisa

Manchester city oo kusoo dhawaatay Arsenal iyo sadex tababare rer Spain ah oo hogaanka Premier league isku haysta saalah oo bom ku dhex tuuray taageerayaa...

Arsenal oo lasoo xannunjiyey iyo Astonvilla oo kaalinta labaad ku nasanaysa
06/12/2025

Arsenal oo lasoo xannunjiyey iyo Astonvilla oo kaalinta labaad ku nasanaysa

Arsenal oo lasoo xanuunjiyey iyo Astonvilla oo kaalinta labaad si kumeel gaadh ah u haysa iyo cabsi weyn oo soo foodsaartay taageerayaasha Arsenal

Arsenal oo markale cadaysay sida ay uga goantahay in ay horyaalka hanato  ceebtii Chelsea iyo Liverpool
04/12/2025

Arsenal oo markale cadaysay sida ay uga goantahay in ay horyaalka hanato ceebtii Chelsea iyo Liverpool

ciyaaro xiiso badan sida Arsenal iyo Brentford Liverpool iyo sunderland leeds iyo chelsea iyo Atlantico club vs Realmadrid kulamadii boxing day ga filanqay...

Kulankii musalsalka ahaa ee fulham iyo Manchester city  sidookale Barcelona iyo Atlantico Madrid
03/12/2025

Kulankii musalsalka ahaa ee fulham iyo Manchester city sidookale Barcelona iyo Atlantico Madrid

kulamo xiiso badan sida fulham iyo Manchester city iyo Barcelona Atlantico Madrid qodobo muhiim ah

Ciyaarihii sabtida filanqayn ku saabsan
30/11/2025

Ciyaarihii sabtida filanqayn ku saabsan

Enjoy the videos and music that you love, upload original content and share it all with friends, family and the world on YouTube.

Maxaa laga yidhi in Arsenal ay garaacday Bayern München, Liverpool maxaa ka qaldan sidoo kale Alonso oo bilaabay in uu x...
28/11/2025

Maxaa laga yidhi in Arsenal ay garaacday Bayern München, Liverpool maxaa ka qaldan sidoo kale Alonso oo bilaabay in uu xaliyo dhibaatada ka haysatay kooxdiisa

kulamadii Champignons league ee ay Arsenal sida xun u karbaashtay Bayern München iyo Liverpool oo ceebweyn kasoo gaadhay in ay PSV ku ciqaabto gurigeeda sido...

Kulamadii Barcelona iyo Manchester city  lagusoo garaacay  iyo farxada kooxda Chelsea
26/11/2025

Kulamadii Barcelona iyo Manchester city lagusoo garaacay iyo farxada kooxda Chelsea

kooxda Barcelona oo sixun loogu bahdilay guriga Chelsea kulankii Champignons league waxa ayna ka jabiyeen laba rikoodh, Manchester city na waxa kasoo takhal...

Arsenal oo kabaha la dulmartay Tottenham  iyo Etche oo lugaha iskaga martay Realmadrid
24/11/2025

Arsenal oo kabaha la dulmartay Tottenham iyo Etche oo lugaha iskaga martay Realmadrid

Enjoy the videos and music that you love, upload original content and share it all with friends, family and the world on YouTube.

Kulqmqdii 12aad ee horyaalada yurub  ciyaartii Liverpool vs Nottingham forest, Barcelona ilaa Bayern München
23/11/2025

El clasico Madrid oo soo ciqaabtay Barca iyo Arsenal oo higaanka PL sii dheeraysatay
27/10/2025

El clasico Madrid oo soo ciqaabtay Barca iyo Arsenal oo higaanka PL sii dheeraysatay

Kulankii ElClasico oo lagu kala calafqaaday Madrid oo soo af jartay bootadii Lamine Jamal sidoo kale Mbappe iyo Bellingham oo ku raaxaystay Barca

Adres

Eindhoven

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Hassan faaid football Page nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen