Aarka Madow

Aarka Madow WAA II FARXAD IN AAD FAMILKAYGA KUU SOO BIIRTO

05/04/2023

Guuxaaye πŸ—£οΈ waxaa isoo wacay πŸ“ž darawalk ✈️ diyaarada πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚

Halyeygii kooxda kubada cagta Chelsea Fran Lampard ahna kan ugu goolasha tariikhda kooxda Chelsea ayee warar xan ah shee...
05/04/2023

Halyeygii kooxda kubada cagta Chelsea Fran Lampard ahna kan ugu goolasha tariikhda kooxda Chelsea ayee warar xan ah sheegayaan

in uu ku soo laaban doono xilka macalinimo ee kooxda chelsea oo uu h**e usoo lee liyay

sida wararka sheegayaan Chelsea ayaa damacsan in inta ka dhiman xili ciyaareedkaan si ku meel gaar ah ugu magacawdo xilka tawabarnimo ee kooxda super frank lampard
wixii war ah ee ka soo cusboonaado dib ayaan idinka socod siin doona
like ta iyo follow da ha inaga ilaawin

Wararkii ugu danbeeyay xaalada macalinka xiga ee chelsea sida warar badan ee isa soo tarayaa sheegayaan luis enrique aya...
05/04/2023

Wararkii ugu danbeeyay xaalada macalinka xiga ee chelsea
sida warar badan ee isa soo tarayaa sheegayaan luis enrique ayaa ku sugan magaalada London asaga wadahadal toos ah la yeelan doono madaxda kooxda kubada cagta ee Chelsea

sido kale waxaa meesha laga saari karin in weli ay wada xaajood usocdaan labada dhinac Chelsea iyo Julian Nagelsmann tan iyo axadii julian ayaa ka mida ragga ugu cad cad qabashada macalinimo ee Chelsea

wixii war ka soo baxa waa idinla socod siin doona
haduu alle idmo follow ina soo dhaha oo ugu imaada page sports ga

05/04/2023

Hadii aad tahay reer sports follow ina soo dhaha

24/08/2018

Like saar bogaan wlaal u share gree zxpdaada mhdsnit.

Xoog weynta England Premeir LeagueBlues oo SI adag uku diyaar garawday Kulanka ay la yeelan doonto kooxda Manchester Uni...
24/02/2018

Xoog weynta England Premeir League
Blues oo SI adag uku diyaar garawday

Kulanka ay la yeelan doonto kooxda
Manchester United

Chelsea Football Club vs Manchester United

Antonio Conte vs Jose muorinho

Blues guul xili weliba πŸ’œπŸ’œπŸ’œπŸ’œπŸ’œ

Line upka Conte caawa uu kala hortagaayo Kooxda FC Bacelona walaahi wax walbo ahaato Conte waan ku kalsoonahay
20/02/2018

Line upka Conte caawa uu kala hortagaayo
Kooxda FC Bacelona walaahi wax walbo ahaato

Conte waan ku kalsoonahay

All blues family caawa waxaan idiin rajeynaa inaa guuleesano Kulanka caawa xoog weynta England Premeir League iyo Barcel...
20/02/2018

All blues family caawa waxaan idiin rajeynaa inaa guuleesano

Kulanka caawa xoog weynta England Premeir League iyo Barcelona udhexeeyo chambaha

Chelsea Football Club vs FC Barcelona
Guul bleus
Viva conte

Xoog weynta waa guuleesatay hull city ayee KU burureen KU saxiixyada KU cusub kooxda Bandhig qurux badan Soo ban dhigeen...
16/02/2018

Xoog weynta waa guuleesatay hull city ayee
KU burureen KU saxiixyada KU cusub kooxda
Bandhig qurux badan Soo ban dhigeen

Full time Chelsea 4 vs 0 hull city
Goolasha waxay ka kala yimaadeen

labo gool
willain gool saxiixa cusub Oliver Giroud halka goolka kale ay ka heshay Pedro Rodriguez

Libaaxyadii dib ayee usoo rogaal celiyeen joogteen guulahana waa laku yaqanaa

Viva Conte

Subax wngsn dhamaan taageerayasha blues familyJimco wngsn ilaah kheer hanooka dhiga fadlika jimcahaOgeesiiska kulanka dh...
16/02/2018

Subax wngsn dhamaan
taageerayasha blues family
Jimco wngsn ilaah kheer hanooka dhiga fadlika jimcaha

Ogeesiiska kulanka dhax Mari doono kooxaha Chelsea vs hull city

Saacada geeska Africa 11:00
Tababere Conte ayaa xaqiijiyay inay sadex ciyaartoyda seegi doonan kulanka caawa dhax Mari doono kooxaha Chelsea vs hull city

Waxayna kala yihiin David Luiz TiΓ©mouΓ© Bakayoko Ross Barkley

Adres

Delft

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Aarka Madow nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen

Type