Sports 24

Sports 24 sports New�
(1)

07/06/2025
07/06/2025

Messi or Ronaldo?
01/03/2025

Messi or Ronaldo?

12/02/2025

A shocking and bizarre scenario unfolded with Jude Bellingham last minute madness that silence the whole Etihad Stadium 😱
Watch: in the 90’+3 Man city counter attack against Real Madrid landed safely between Vinicius feet and loop it over Ederson in seconds before Bellingham change the game to historical one 😳☀️
The strange thing that happened after the goal shocking every single soul in the stadium 🏟️ Bellingham, Diaz,Vinicius and Mbappe were the only witness 🔥 💭
Video A state of silence and t.error took over the city fans and end them in a complete chaos.😧😮

Sports 24

Miyuu David Raya Diyaar U Yahay Kulanka Man City? Arteta Ayaa Ka JawaabayMikel Arteta ayaan wali hubin in David Raya uu ...
31/01/2025

Miyuu David Raya Diyaar U Yahay Kulanka Man City? Arteta Ayaa Ka Jawaabay

Mikel Arteta ayaan wali hubin in David Raya uu taam u noqon doono kulanka ay kooxdiisu la ciyaari doonto Man City Axada.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Spain ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku jira xilli ciyaareedkan laakiin waxa uu dhaawac ku seegay kulankii Girona ee champions League.

Arteta ayaa diiday inuu shaaca ka qaado nooca dhaawaca 29-sano jirka ah ka dib guushii 2-1 ee ay ka gaadhay kooxda Girona kulan ka tirsanaa champions League.

Khamiistii Arsenal ayaa rajo ka muujiyay in uu Raya ku soo laaban doono shaxda kooxda laakiin Jimichii ayuu rajo yar ka muujiyay taam ahaanshaha xiddiga.

“David, wali ma hubo”ayuu Arteta yidhi.

“Waxa aan leenahay tababar kale bari sidaas darteed waxa aan qiimayn doonaa xaaladiisa 48 saac ee soo socda”.

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Maxamed Mohiyadeen, Aadan Ibraahim Abuukar, Amiin Ahmed, ...
31/01/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Maxamed Mohiyadeen, Aadan Ibraahim Abuukar, Amiin Ahmed, Saxafi Yare, Raxmo Ali Karar, Maxamedibraahin Cumar, Ibraahim Xasan, Nadifo Ali, Boqor Ka Riyada, Abdulahi Mohamed Osman

RASMI| Fermin Lopez ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee Barcelona ee labbo gool dhaliya siddoo kale caawiya labb...
27/01/2025

RASMI| Fermin Lopez ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee Barcelona ee labbo gool dhaliya siddoo kale caawiya labbo gool kale kulan ka tirsan horyaalka La Liga tan iyo Lionel Messi sanadkii 2019 ⚽️🅰️🪄

Lawadaag saaxiibadaa.

Adres

Baarn

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Sports 24 nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Delen

Type