Noma Raage

Noma Raage Waxaan ahay Falanqeeye ka hadlo Ciyaaraha.
(1)

Kooxdii yareed ee Tottenham AkA Shacir   eheed, Lacagna wee iska dhameesay, ilaa haatana feel ayaa laga galooyaa, sanadk...
29/08/2026

Kooxdii yareed ee Tottenham AkA Shacir eheed, Lacagna wee iska dhameesay, ilaa haatana feel ayaa laga galooyaa, sanadkan waa Championship toos ah. 😂

Sanchez ❌Tosin ❌Jackson ❌Delap ❌Badiashile ❌Disasi ❌Jorgensen ❌Santos ❌Chalabah 💙Dhamaan asal madoorshayaal iyo damiino ...
29/08/2026

Sanchez ❌
Tosin ❌
Jackson ❌
Delap ❌
Badiashile ❌
Disasi ❌
Jorgensen ❌
Santos ❌
Chalabah 💙

Dhamaan asal madoorshayaal iyo damiino ayee iskugu jireen, Xabi Alonso ayaana Kooxda kawada saaray.

Damiinka kaliya ee haatan Kooxda kusoo haray waa Yarkaan. 👇🏽

Sida xogo hoose lagu helay, Xabi Alonso ayaa go'aan saday in uu Penders kusoo bilowdo Kulanka Brighton ee beri galab, wa...
29/08/2026

Sida xogo hoose lagu helay, Xabi Alonso ayaa go'aan saday in uu Penders kusoo bilowdo Kulanka Brighton ee beri galab, waxeena u badan tahay in Rob Sanchez dambe aan lagu arki doonin Chelsea, Kooxo badan oo PL iyo dibadaba ah ayaa durba raadinayo.

Qofaa igu soo dhacay 🤣🤣
29/08/2026

Qofaa igu soo dhacay 🤣🤣

29/08/2026

Aabaha Bareejada idinkaa keensateenee u dulqaata, hada 2 lee gasheenee 18 Bareejo ayaa idiin dhiman. 🤣

Penders vs Trafford Ma u jeedaa wax farqi ah oo weyn oo Chelsea ku kalifi karay in Iyadoo heesato Penders ee raadsato Tr...
29/08/2026

Penders vs Trafford

Ma u jeedaa wax farqi ah oo weyn oo Chelsea ku kalifi karay in Iyadoo heesato Penders ee raadsato Trafford ?

Ogoow Trafford ayaa 3 sano lee ka weyn Mike, macquulna ma ahan in 2-dooda ay 1 mar isla hormariso Chelsea.

Cherki iyo 20M lee iska keena Ezno qaata kulahaa, war Maamulka Chelsea waaba faraqiin caadi ah. 🤣🤣Koleey City wee u fudu...
29/08/2026

Cherki iyo 20M lee iska keena Ezno qaata kulahaa, war Maamulka Chelsea waaba faraqiin caadi ah. 🤣🤣

Koleey City wee u fududahay maadaama ay Cherki 35M lee kasoo bixiyeen, hadana uu Maresca muujinayo inuu ku heysan iyadoo uusan wali Enzo imaan, marka ha naga kala tuuraan bahashaan, Anagaa Cherki ka faaideesaneeno. 🤣

29/08/2026

Waxaan ka jawaabay Su'aal uu Aarka naga soo dhax weydiiyay barnaamijka Isloow ee Falanqeenta Kulamada Horyaalka, taasoo eheed su'aal quseesay Goolhayayaasha Kooxda Chelsea. 👀👇🏽

Maxee kula tahay Adiga ?
29/08/2026

Maxee kula tahay Adiga ?

Xabi Alonso Ma Daacad Bee Ka Eheed Qaab Ciyaareedkii Kulanka Fulham ?

Nasiib wacan Marc, meel uu hibadiisa kusoo bandhigi karo ayuuna tagay, waan hubaa inuu kala kacaayo.
28/08/2026

Nasiib wacan Marc, meel uu hibadiisa kusoo bandhigi karo ayuuna tagay, waan hubaa inuu kala kacaayo.

Adres

Barchman Wuytierslaan 53
Amersfoort
3819AB

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Noma Raage nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Noma Raage:

Snelkoppelingen

Delen

Type