Rijaal Sports TV

Rijaal Sports TV Hooyga kaftanka, Madaadalada & Sports-ka

01/10/2024
03/06/2022

Maalinkaad kor u socotid dadka aad sii mari doontid ha xumaynin waxa laga yaaba adoo soo jabay in aad so martid

Guusha waa dhawdahay Insha.allah somali weeyn.
24/03/2022

Guusha waa dhawdahay Insha.allah somali weeyn.

Guul Soomaaliya Congratulations

Fankii oo kooxaha ah ilkacase Qeys Marwan iyo Dj M..
22/03/2022

Fankii oo kooxaha ah ilkacase Qeys Marwan iyo Dj M..

Fanaaniin waaweyn Ilkacase iyo Marwaan yare

20/03/2022

Taageere Lıverpool oo ku dhagan Qabıır ka Weeyn Rıjaal.

Nınkaan waa Reer Kısmaayo .

Arsenal koox maahan Rıjaal na Qabıır ısku sheeg ee maahan Qabıır Sports . karbaash ka Aduunka.

Aston Villa 0-1 Arsenal: Saka oo dhaliyay goolkii 2000 aad Arsenal EPL ka dhaliyaan sidoo kalena kaalinta 4-aad waa sii ...
19/03/2022

Aston Villa 0-1 Arsenal: Saka oo dhaliyay goolkii 2000 aad Arsenal EPL ka dhaliyaan sidoo kalena kaalinta 4-aad waa sii ilaashteen Arteta kooxdiisa. Hambalyo Gunners.

Barcelona vs Eintracht Frankfurt  EuropaLeague quarterfinal ama 8 dhamaadka ısku aaday.Barcelona maku Guuleeysan kartaaa...
18/03/2022

Barcelona vs Eintracht Frankfurt EuropaLeague quarterfinal ama 8 dhamaadka ısku aaday.

Barcelona maku Guuleeysan kartaaa Europe League ?

Isku aadka Champıons League wareega 8aad Dhamaadka oo lasameeyay ıyo kooxo waaweyn oo ısku aaday.
18/03/2022

Isku aadka Champıons League wareega 8aad Dhamaadka oo lasameeyay ıyo kooxo waaweyn oo ısku aaday.

Waa Ciyaartii xalay mucjisada eheen ee hafka danbe.Inta waa igala socon kartaa
17/03/2022

Waa Ciyaartii xalay mucjisada eheen ee hafka danbe.
Inta waa igala socon kartaa

Hambalyo Liverpool fans ( Congratulations )

Lıne up labada koox ee Arsenal ıyo Lıverpool ee cawa.Salaha waa keed Cawa kuma soo bılaawan shaxda.
16/03/2022

Lıne up labada koox ee Arsenal ıyo Lıverpool ee cawa.
Salaha waa keed Cawa kuma soo bılaawan shaxda.

1-0 half Time Man Utd baxar eey ku jirtaa waxaa u haray 45 oo kaliyah iyo wixii lagu daro.Atletico Madrid waa jabhad caa...
15/03/2022

1-0 half Time Man Utd baxar eey ku jirtaa waxaa u haray 45 oo kaliyah iyo wixii lagu daro.

Atletico Madrid waa jabhad caadi ah Bug Bug no Pass
Koreey kor kor cml waa Ciyaalka xaafada.

Aan aragno haafka Danbe iyo wixii soo kordho game ka.

Ciyaarta maxaa ku saadalisay adi daawade?

Address

Kuala Lumpur
53300

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rijaal Sports TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category