Himilo Media

Himilo Media Social development

27/04/2021
20/04/2021
20/04/2021

Safiirkii h**e ee Mareeykanka u joogay Soomaaliya sanadihii 2016-2017 Stephen Schwartz, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda Soomaaliya ee xiligan iyo hab dhaqanka madaxweynaha Xiligu ka dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

01/04/2021

Sawir laga qaaday isagoo Shaah iibinaya ayaa noloshiisa badashay

23/03/2021

Nolosha waa muddo kooban, waxaadna u baahan tahay in wakhtiga aad ka faa’ideysato. Ha noqonin dadka ku mashquulsan waxa aan dan u ahayn ama aysan faa’iido ka heleynin.

Haddaba 11-kan arrimood waxay soo koobayaan sida aad uga guuleysan karto asaagaa iyo dadka kula midka ah.

22/02/2021

Siciid Deni oo Kashifay Sir Badan & Wejigii Qarsoonaa ee Farmaajo (Ogaaw 5 Xaqiiqo)

16/02/2021

Warqad Dardaaran murug leh oo ay qoreen Qoys ka kooban 8 ruux oo Oon & Baahi ugu dhintay saxaraha

12/02/2021

Dhamaadka Anna Sorokin- Gabadhii sida la yaabka leh u khiyaantay maalqabeenada New York

04/02/2021

Ka digtoonaada Gabadhaan: Ilaaliyaha gaarka ah ee Putin

03/02/2021

XOG- 5 Xaqiiqo oo ku saabsan ciidamada Doowlada Soomaaliya tababarka ugu dirtay Dalka Eritrea

01/02/2021

Sirta Ka Dambeeysa in Saacadaan Lagu Iibsado 17.8 Million oo Dollar..

Address

110
Naivasha
20117

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Himilo Media:

Share

Category