AMIIN DMC

AMIIN DMC waxad kaheli donta waxkasto kuxiisa galiya

wararka ciyaaraha iyo calamka dhacdoyinka cusub intuba kala soco bogan Ama page kan sihagar LA an ah sacad walba iyo waqtiwalba

07/10/2025

Aduunka nin ey utoostey majirto waxkasto lodhameyey

Ya isgarey marka waweynka La isku adiyo ayan arkidoona Sida la iskuxaliyo
02/10/2025

Ya isgarey marka waweynka
La isku adiyo ayan arkidoona
Sida la iskuxaliyo

⚡️WAR DEG-DEG AH:Dhammaan maraakiibta lama qaban, kaliya 4 ayaa ilaa hadda lagu qabtay Israa’iil. Qaar ka mid ah doonyah...
01/10/2025

⚡️WAR DEG-DEG AH:

Dhammaan maraakiibta lama qaban, kaliya 4 ayaa ilaa hadda lagu qabtay Israa’iil. Qaar ka mid ah doonyaha Global Sumud Flotilla weli ma aysan istaagin, waxayna hadda ku dhow yihiin qiyaastii 60 mayl-badeed oo ka baxsan Gaza

"Dowladahii islamka awey carabtii awey"

⚡️🇩🇪WAR CUSUB:Kadib markii la joojiyey doonta Samud Flotilla oo ku sugneyd biyaha caalamiga ah, tobanaan kun oo qof ayaa...
01/10/2025

⚡️🇩🇪WAR CUSUB:

Kadib markii la joojiyey doonta Samud Flotilla oo ku sugneyd biyaha caalamiga ah, tobanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay Saldhigga dhexe ee Berlin si ay u mudaharaadaan uguna cambaareeyaan weerarka, iyagoo muujiyey garab istaagooda Gaza iyo ka qaybgalayaasha gurmadka bani’aadamnimo.

“dowladahii carabta ama islamka awey”

Cawa wala is haya yad wadataa Barca vs psg
01/10/2025

Cawa wala is haya yad wadataa
Barca vs psg

🇳🇪🇦🇺 WAR DEG-DEG AH: Niger ayaa qaranaystay macdanta dahabka ee kaliya ee warshadaysan, taas oo h**e u lahayd shirkad Au...
30/09/2025

🇳🇪🇦🇺 WAR DEG-DEG AH: Niger ayaa qaranaystay macdanta dahabka ee kaliya ee warshadaysan, taas oo h**e u lahayd shirkad Australian ah.

30/09/2025

����

30/09/2025
Ninkan wan wataa ibrooooo Adinah
30/09/2025

Ninkan wan wataa ibrooooo
Adinah

30/09/2025

🤣🤣🤣🤣🤣

Address

Km 5
Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AMIIN DMC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AMIIN DMC:

Share