Abdi Najiib Guure

Abdi Najiib Guure ⚽ Wararka ciyaaraha adduunka

🔥 Wararka kala iibsiga ciyaartoyda & natiijooyinka ciyaaraha

📊 Falanqeyn & xog cusub

🚨🚨 | Frenkie de Jong ayaa la.filaya inuu dib ugu soo laabto tababarka kooxda koowaad ee Barcelona qiyaastii 8-da Oktooba...
06/09/2026

🚨🚨 | Frenkie de Jong ayaa la.filaya inuu dib ugu soo laabto tababarka kooxda koowaad ee Barcelona qiyaastii 8-da Oktoobar, kadib fasaxa kulamada caalamiga ah, haddii uusan la kulmin wax dhibaato ah oo kale oo dhanka jilibka ah.

🇳🇴 Erling Haaland xirfaddiisa kubada.👕 439 kulan⚽️ 362 gool🎯 66 caawin (assists)🏆 13 koob⭐️ Kabta Dahabka Yurub (Europea...
06/09/2026

🇳🇴 Erling Haaland xirfaddiisa kubada.

👕 439 kulan
⚽️ 362 gool
🎯 66 caawin (assists)
🏆 13 koob

⭐️ Kabta Dahabka Yurub (European Golden Shoe)
⭐️ Ciyaaryahanka Xilli-ciyaareedka Bundesliga
⭐️ Ciyaaryahanka Xilli-ciyaareedka Premier League
⭐️ Ciyaaryahanka Da'da Yar ee Xilli-ciyaareedka Premier League
🌟 3 jeer Gooldhaliyaha ugu sarreeya Premier League (Golden Boot)
⭐️ Abaalmarinta Golden Boy
⭐️ 2 jeer Gooldhaliyaha ugu sarreeya Champions League
🥇 Abaalmarinta Gerd Müller Trophy
🥇 Ciyaaryahanka Ragga ee Sanadka ee UEFA

05/09/2026

Elliot Anderson vs Coventry City

MOTM 💙🔥

WHAT A PICTURE THIS IS CITY 🩵Enzo X Samenyo🔥
05/09/2026

WHAT A PICTURE THIS IS CITY 🩵

Enzo X Samenyo🔥

Guehi What A player🔥💙🥶
05/09/2026

Guehi What A player🔥

💙🥶

Donorumma 😀
05/09/2026

Donorumma 😀

Half Time 1-0Ciyaar u qalntay in 3 goal caml ku hogaamino balse aan jaanisyadi kooxda dayaceenEnzo, Cherki halland Ander...
05/09/2026

Half Time 1-0

Ciyaar u qalntay in 3 goal caml ku hogaamino balse aan jaanisyadi kooxda dayaceen

Enzo, Cherki halland Anderson🔥

Show time🔥🥶💙
05/09/2026

Show time🔥

🥶💙

Dadka maanta dhan Hebel ku so bilawday so qoraye aawina😀Shaxda Rasmiga kullanka Galabta🔥
05/09/2026

Dadka maanta dhan Hebel ku so bilawday so qoraye aawina😀

Shaxda Rasmiga kullanka Galabta🔥

Address

Kismaayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Najiib Guure posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share