07/05/2026
TACSI MURUG & TIRANYO LEH
inaalilaahi waa inaa ilaahi raajicun waxan halkaan oga tacsiyenayna anago isku duuban family geerida ku timid hooya xabiba mohamed nuur o ah hooyada ciyaryahankeedna lafdhabarta kooxda ah sacid Ismaciil (Dadow PEDRI) o manta ku geeryootay magalada baladxawo
Wa Geeri na wada tabatay hadana geeridu waa xaq lkn way kala xanun bdn tahay
Hooya Allah u naxarista kitabkeda midigta Allah ka siiyo qabriga Allah u wasaciyo marti alle agtisa laga jecel yahay Allah ka dhiigo
Intii ay kabaxday samir iyo iman allaha haka siiyo qasatan reer ismaiil yuu iyo dhamaan ehelka kale qasatan walaladen
SACID ISMACIIL
YUSUF ISMACIIL
NIMCO ISMACIIL
SAADO ISMACIIL
CANAB ISMACIIL