01/06/2026
Arsenal ayaa maanta sameysay taariikh, iyadoo jabisay rikoor kale, taageerayaal lagu qiyaasay 1.5 milyan ay soo buux dhaafiyeen waddooyinka Islington si ay ugu dabaaldagaan bandhigga horyaalka, iyadoo taageerayaashu ay si buux dhaaf ah u soo dhaweeyeen Gunners taas oo la aaminsan yahay inay tahay dabbaaldeggii ugu weynaa ee England abid lagu arko. Maalin aan la ilaawi karin Arsenal iyo taageerayaashoodaba.๐ฎ
Horaan idiinku sheegay horyaalka sanadkaan in uu gacanta noogu jiro sanadkaan iyo waliba labada xigtaba...
Sidoo kale Champions League sida cadada ah sanadka lagaa qaado sanadka ku xiga hadaad finalka iska xaadiriso waa qasab in aad ku guulaysato, mrka ma suaal baa ka taagan in aan finalka gaarayo iyo inkale ๐ค
Sharma'arke empire