horn sports

horn sports Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from horn sports, Sports Team, king hanatt, Nairobi.

22/08/2026

Real Madrid aya guul ku furatay Horyaalka la loga kadib marka waqtiga geerida CARLOS ESPI u dhaliyay Goosha guusha โšฝ๏ธ๐Ÿ”ฅ

Bellingham aya dhaliyay Goosha ugu horeysay waayaha labbada Jose ee Real Madrid.

30/05/2026

SAADAALI OO KU GUULEYSO $100! โšฝ๐Ÿ”ฅ

Kulanka weyn: Arsenal vs PSG
Adigu yaad u saadaalinaysaa guusha?

Si aad uga qayb gasho:

1. Like saar post-kan
2. Follow garee page-ka Somtel
3. Share garee postiga
4. . Comment ku qor saadaashaada saxda ah
Tusaale: Arsenal 2-1 PSG ama PSG 1-0 Arsenal
5. Saadaasha waa in la soo dhigo ka hor inta aanay ciyaartu bilaaban

Qofkii si sax ah u saadaaliya natiijada, isla markaana buuxiya shuruudaha, waxa uu fursad u helayaa inuu ku guulaysto $100. Haddii dhawr qof saxaan waxaa guulaysana qofka ugu horreeya xaga wakhtiga.

Saadaali oo guulayso!

30/05/2026

๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฅ๐ข ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐จ $๐Ÿ๐ŸŽ ,Ciyaarta ugu danbaysa ee UEFA Champtions League, ee Caawa dhex mari doonta Arsenal Vs Paris Saint-Germain.
F.G: Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.
Shuruudaha:
1. Like saar page-ka,
2. Share-garee postiga.
3. Qeybta Commentiga kusoo qor saadaashaada.
4. Hadii dhowr qof ay wada saxaan natiijada ciyaarta, qofka xaga wakhtiga ugu horreeya ayaa ku guulaysan doona abaalmarinta.



30/05/2026

FINAL-KA CHAMPIONS LEAGUE 2026 ๐Ÿ†

โšฝ PSG ๐Ÿ†š Arsenal โšฝ
๐Ÿ“ Puskรกs Arรฉna, Budapest
โฐ Caawa: 7:00 PM โ€” Waqtiga Soomaaliya

๐Ÿ’ฐ Saadaali kulanka caawa kuna guuleyso $5

๐Ÿ“Œ Shuruudaha:
โœ… Like saar page-ka
โœ… Share garee post
โœ… Mention dheh 2 Qof
โœ… Magacaaga saxda ah ha ku qornaado Facebook-ga

โฐ Saadaalintu waxay xirmeysaa 7:00 PM

30/05/2026

๐—ฆ๐—”๐—”๐——๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ข๐—ข ๐—ž๐—จ ๐—š๐—จ๐—จ๐—Ÿ๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—ข $10! ๐ŸŽฏ
Ciyaarta final-ka ee Arsenal Vs PSG

๐—ฆ๐—›๐—จ๐—ฅ๐—จ๐—จ๐——๐—”๐—›๐—”:
1: ๐ฉ๐š๐ ๐ž-๐ค๐š ๐—™๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต
2: ๐‹๐ข๐ค๐ž-๐ฌ๐š๐š๐ซ ๐ฉ๐š๐ ๐ž-๐ค๐š iyo ๐๐จ๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ-๐ค๐š
3: ๐๐จ๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ-๐ค๐š๐š๐ง ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐ž-๐ ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ.
4: 3 Qof oo asxaabtaada ah qeybta faaladda(comment) ooga wac

๐—™๐—š. Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.

Hadii ay wada saxaan dhowr qofood waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta qofka ugu soo horeeyay ee shuruudaha dhameystira

30/05/2026

Saadaali oo ku guulayso $100 oo ku jirta jijinta casriga ah ee Premier Tap, ciyaarta ugu danbaysa ee UEFA Champtions League, Caawa dhex mari doonta Arsenal Vs Paris Saint-Germain.

F.G: Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.

Shuruudaha:
1. Like saar page-ka,
2. Share-garee.
3. Qeybta Commentiga kusoo qor saadaashaada.
4. Hadii dhowr qof ay wada saxaan natiijada ciyaarta, qofka xaga wakhtiga ugu horreeya ayaa ku guulaysan doona abaalmarinta.


30/05/2026

Saadaali oo Ku Guuleyso $10 iyo Baadhitaanka Indhaha oo Bilaash ah!

Kulanka xiisaha leh ee u dhexeeya Paris Saint-Germain FC VS FC Arsenal

Shuruudaha Ka Qaybgalka:

1๏ธโƒฃ Like saar post-kan, Share garee, kana Follow garee boggan.
2๏ธโƒฃ Ku Share garee post-kan ugu yaraan 5 Group.
3๏ธโƒฃ Saadaali natiijada kulanka.
4๏ธโƒฃ Mention garee 5 qof oo saaxiibbadaa ah.

F.G: Saadaasha waxay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.

Guuleystaha saxda ah wuxuu heli doonaa $10 iyo baadhitaanka indhaha oo bilaash ah!

Address

King Hanatt
Nairobi

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252636180993

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when horn sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category