Maxamedaxmed

Maxamedaxmed halkn. waxad kaheli kaheli kartaa waxkasto sports kusaban��

Kabiirka ayaa u badiyay PSG,Meel uu ka toogtaylee
04/02/2023

Kabiirka ayaa u badiyay PSG,Meel uu ka toogtaylee

🤔Yaa kusoo bilaabanaya garabka Bidix berrito?Inkastoo Robertson uu dhawaan ka soo laabtay dhaawac, runtii waxaan qabaa i...
15/10/2022

🤔Yaa kusoo bilaabanaya garabka Bidix berrito?

Inkastoo Robertson uu dhawaan ka soo laabtay dhaawac, runtii waxaan qabaa inuu ciyaaro kulankaan Waxaana u baahan doonaa tamartiisa iyo khibradiisa.

Sidaas darteed Waxaana qabaa in lagu soo bilaabo Robbo berri ka dibna Kostas la ciyaar siiyo kulanka West Ham ee Arbacada🔴

Maxay idin la tahay?👇

Follow da igu cawi Maxamedaxmed

Is Darwin Nunez playing on Saturday
25/08/2022

Is Darwin Nunez playing on Saturday

Dhab ahaantii caawa waxaan qaadanay mid kamid ah guuldarooyinkii ugu xanuunka badnaa taariikhda maadaama inaga badisay k...
23/08/2022

Dhab ahaantii caawa waxaan qaadanay mid kamid ah guuldarooyinkii ugu xanuunka badnaa taariikhda maadaama inaga badisay koox Afar Sano kahor ugu dambeysay inay guul naga gaarto premier league.

Wax walbo waxaa sabab u ah dhaawacyada faraha badan bal eeg waxa inaga maqan Matip, Konate, Thiago, Jota iyo Nunez oo ku maqan ganaax. Dhamaantood muhiim ayay u yihiin kooxda.

Guuldarada caawa nasoo gaartay waxaa qaladkeeda iska leh macalin Klopp oo keydka kusoo bilaabay fabinho.

Lkn waan soo laaban doonaa inagoo sidaan ka adag.

Safka Rasmiga Man City ee la ciyaaraya West Ham xili Haaland lagu soo bilaabay  wan wada sugeynaaa  Natiijada. Kulan wan...
07/08/2022

Safka Rasmiga Man City ee la ciyaaraya West Ham xili Haaland lagu soo bilaabay wan wada sugeynaaa Natiijada. Kulan wan 👀👀

Address

Nairobi West

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamedaxmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category