12/07/2023
AS Roma ayaa qarka u saaran inay la soo wareegto Rasmus Kristensen, kaasoo heshiis kula jira Leeds United. Amaah ilaa Juun 2024 ayaa lagu heshiiyey dhinaca ciyaaryahan iyo naadi. Kristensen ayaa u raaci doona Llorente saxiixa cusub ee Roma...oo ka imaanaya Leeds.