BILOW YARE ALI

BILOW YARE ALI Football news /intertainment

🚨 ππ‘π„π€πŠπˆππ†: πƒπˆππ” πŒπ€π‘π“πˆππ„π™ 𝐇𝐀𝐒 π€π‘π‘πˆπ•π„πƒ π“πŽ π’πˆπ†π π“π–πŽ π˜π„π€π‘ 𝐃𝐄𝐀𝐋 𝐀𝐓 𝐂𝐇𝐄𝐋𝐒𝐄𝐀! πŸ”΅πŸ‡¦πŸ‡·
28/08/2026

🚨 ππ‘π„π€πŠπˆππ†: πƒπˆππ” πŒπ€π‘π“πˆππ„π™ 𝐇𝐀𝐒 π€π‘π‘πˆπ•π„πƒ π“πŽ π’πˆπ†π π“π–πŽ π˜π„π€π‘ 𝐃𝐄𝐀𝐋 𝐀𝐓 𝐂𝐇𝐄𝐋𝐒𝐄𝐀! πŸ”΅πŸ‡¦πŸ‡·

Hampliyo Hampliyo Hampliyo Salmaan Sheik Daahiir Haji oo qaatey shahadiisa Xifdinta Quran ka kariim ka ah Hampliyo Hampl...
28/08/2026

Hampliyo Hampliyo Hampliyo Salmaan Sheik Daahiir Haji oo qaatey shahadiisa Xifdinta Quran ka kariim ka ah Hampliyo Hampliyo AdΓ¨er macanπŸ’―πŸ™

27/08/2026

buurhakaba heestii waxbadan iska badeshay

27/08/2026

Baydhaba jinaay😍😍

Maanta  iyo  magaalada Baydhabo 🌧️☁️
27/08/2026

Maanta iyo magaalada Baydhabo 🌧️☁️

27/08/2026

waa muqaal aad u qurux badan....

Ramadaankii Sannadkii 2023 dii, tababaraha kooxda Nantes ee waddanka Faransiiska ayaa u sheegay ciyaaryahanka lagu magac...
27/08/2026

Ramadaankii Sannadkii 2023 dii, tababaraha kooxda Nantes ee waddanka Faransiiska ayaa u sheegay ciyaaryahanka lagu magacaabo Jaouem Hadjam, haddii uu soomo maalmaha ay kulamada leeyihiin, in uusan ciyaar siin doonin.

Ciyaaryahanka oo udhashay waddanka Aljeeriya ayaa doortay in uu soomo, isaga oo iska indho tiray amarkii tababaraha, waxaana uu sidaas ku seegay kulamadii kooxdiisa, waxaana booskiisa kala wareegay ciyaaryahanka lagu magacaabo Quentin Merlin.

Mustaqbalkiisa kubbadda cagtu waxa uu bilaabay in uu hoos u dhac ku yimaado, kadibna waxa uu ku biiray kooxda ka dhisan waddanka Iswiserlaan(Switzerland) ee Young Boys, waxa uuna bilaabay in uu soo bandhigo qaab ciyaareed cajiib ah kulamadii uu ciyaaray Champions league ka iyo horyaalka. Waxana uu ku qaatay dhowr xilli ciyaareed.

Kadib waxa uu Illaahay ku abaal-mariyay in uu ku biiro kooxda Ka dhisan horyaalka heerka koowaad ee Ingiriiska ee Brighton xilli ciyaareedkan 2026/27.

Qofka uga tagga arrin Illaahay dartii, Illaahay waxa uu ku abaal-mariyaa qofkaas wax ka fiican wixii uu ka tagay.

11/08/2026
16/07/2026

Haddii Lionel Messi uu caawinaad sameeyo ciyaarta Spain, waxay u badan tahay in Koobkan Adduunka uu noqon doono xiddig ugu caawinada iyo goolasha badan, Isagoo ah da’da 39 sanno.
Leo Messi

Address

Macalinissack1996@gmail. Com
Nairobi West

Telephone

+252612492140

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BILOW YARE ALI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share