Premier league Somali Fans

Premier league Somali Fans Welcome somali Fans Of English Premier league

football is all about respect

26/11/2025

Sanadkaan Wuxuu umuuwdaa sanadkii Arsenal
Mexey kula tahay?

Frank lampard 19kii kulan ee ugu dambeysay uu macalin Noqday natiijadi kulamadii u hogaaminayay koxahisa kala duwan❌ Los...
27/04/2023

Frank lampard 19kii kulan ee ugu dambeysay uu macalin Noqday natiijadi kulamadii u hogaaminayay koxahisa kala duwan

❌ Lost 2-0
❌ Lost 2-1
❌ Lost 2-0
❌ Lost 1-0
❌ Lost 2-0
❌ Lost 2-1
❌ Lost 3-1
❌ Lost 4-1
🤝 Drew 1-1
❌ Lost 2-1
❌ Lost 3-0
❌ Lost 4-1
❌ Lost 2-0
🤝 Drew 0-0
✅ Won 3-0
❌ Lost 1-0
❌ Lost 2-0
❌ Lost 2-1
❌ Lost 2-0
❌ Lost 2-0

9-daqiiqo Kaliya Ayay Ciyaartu Socotaa Natiijaduna Waa Newcastle 3-0 Tottenham
23/04/2023

9-daqiiqo Kaliya Ayay Ciyaartu Socotaa Natiijaduna Waa Newcastle 3-0 Tottenham

Yarkaan sanadkii 9aad ayuu boxing day Goal dhalinayaa horyaalka ugu xiisaha iyo xamaasada badan aduunka
26/12/2022

Yarkaan sanadkii 9aad ayuu boxing day Goal dhalinayaa horyaalka ugu xiisaha iyo xamaasada badan aduunka

Shaxdaan Southampton fc waa shax Anan la Hilmaami karin wlee💥💪🏼Tadic mane Pelle💥
24/12/2022

Shaxdaan Southampton fc waa shax Anan la Hilmaami karin wlee💥💪🏼

Tadic mane Pelle💥

24/12/2022

Premier league maloo xiisay dhalinyarada xiiseyso sportska

Postigan share dhaha

13/12/2022

Meeqa player ee ka ciyaarta horyalka Premier lgue aya gartay semi finalka cupka adnka

Manchester United Aya dhibcaha si dirqi ah ooga qaadatay WestHam United
30/10/2022

Manchester United Aya dhibcaha si dirqi ah ooga qaadatay WestHam United

Goolkiisi Boqolaad(100) Ee Manchester United uu udhaliyay Marcus Rashford
30/10/2022

Goolkiisi Boqolaad(100) Ee Manchester United uu udhaliyay Marcus Rashford

Arsenal ayaa Xasuuq ugeysatay Nottingham Forest 5:0
30/10/2022

Arsenal ayaa Xasuuq ugeysatay Nottingham Forest
5:0

Taageerayasha Arsenal sawirkaan kuma farxi doonaan runtii
30/10/2022

Taageerayasha Arsenal sawirkaan kuma farxi doonaan runtii

Address

Nairobi South

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Premier league Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category